All entries by this author

Wiil soomaaliyeed oo soo saare caan ah ka noqday UK

Sep 5th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Maaweelada

Wiilkaan soomaaliga ah oo lagu magacaabo Mo Ali, ama Maxamed Cali, ayaa ka mid noqday kuwa uga sareeya soo saarayaasha [...]



Jacyl u sabir ama ka sabir

Sep 4th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Lamaane calafku isa siiyay ayay qisadani ka hadlaysa, waa wiil waxbarasho u banbaxay iyo gabadh shaqo iyo axdiga jacaylka isku [...]



Aqoon korodhsi: Maxaad ka taqaan Afrika?

Sep 2nd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Barnaamijkii Xiisaha Gaarka Ah Lahaa Ee (Ku Darso Ogaalkaaga) oo aanu Idiinku Hayno Qodobo La Yaab Leh Oo Aydaan Hore [...]



Farsama yaqaanka oo ay haweenku ka jecel yihiin quruxlowga

Sep 1st, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Marka uu qof ka helo qof kale ayaa waxa meesha ka maqnayn in ay jiraan sababo keenay ka helitaankaas kuwaas [...]



Ku naso seista – powernap ama indho guduudsiga

Aug 31st, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Caafimaadka, Featured

Waxa in badan oo soomaalida ka mid ahi hore u sameen jireen in ay galinka dambe, marka ay qoroxdu kulushahay [...]



Amaan waxaa leh haweeka soomaaliyeed ee UK ee caawiyey curyaamiinta KM20

Aug 30th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Allah mahad leh,Suubane Rasuulkeenii Muxumud(CSW)ayaa sharaf iyo ku dayasho wanaagsanba leh. Ramadaantuna bisha camal kheyrka iyo isu-gargaarida bulshada dhexdeeda. Curyaamiin, [...]



14 jirka aduunka ugu dheer

Aug 29th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Elisany Silva ayaa noqotey Gabadha ugu dheer Dadka aan qan gaadhin ama da´´dooda ka hooseyso 15-sano Aduunka. Inkastoo gabadhan dheerarkeedu [...]



Kaalinta ay haweenku ku leeyihiin horurmarka

Aug 29th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Hadii aan taariikh yar oo gaaban dib u jaleecno bulshadu sideedaba waxay ka kooban tahay rag iyo dumar guud ahaan, [...]



Koob biyo ah isku caatee

Aug 28th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Caafimaadka, Featured

Baryahan dambe ayaa waxa ku soo badanaya dadka uu kor u kacayo miisaanka jirkoodu caalamka, waliba wadamada reer galbeedka iyo [...]



Sida aan ugu lisay iigumay hambayn

Aug 26th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Sheekadan ayaa waxa ay dhex martay lamaane soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Cali iyo Tufaax, Cali ayaa ka waramaya sida [...]