Nolosha

Fadlan xusuusta xiliga Ciidal Fidriga dadka tabaalaysan

Sep 5th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Allah Mahad Leh-Rasuulkeenii Suubanaa (CSW) ayaa sharaf iyo ku dayasho
mudan. Ramadaanka bisha kheyrka, barakadda, raxmadda, dembi dhaafka iyo
cadaab ka xoreeynta, [...]



Aqoon korodhsi: Maxaad ka taqaan Afrika?

Sep 2nd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Barnaamijkii Xiisaha Gaarka Ah Lahaa Ee (Ku Darso Ogaalkaaga) oo aanu Idiinku Hayno Qodobo La Yaab Leh Oo Aydaan Hore [...]



Amaan waxaa leh haweeka soomaaliyeed ee UK ee caawiyey curyaamiinta KM20

Aug 30th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Allah mahad leh,Suubane Rasuulkeenii Muxumud(CSW)ayaa sharaf iyo ku dayasho wanaagsanba leh. Ramadaantuna bisha camal kheyrka iyo isu-gargaarida bulshada dhexdeeda. Curyaamiin, [...]



14 jirka aduunka ugu dheer

Aug 29th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Elisany Silva ayaa noqotey Gabadha ugu dheer Dadka aan qan gaadhin ama da´´dooda ka hooseyso 15-sano Aduunka. Inkastoo gabadhan dheerarkeedu [...]



Kaalinta ay haweenku ku leeyihiin horurmarka

Aug 29th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Hadii aan taariikh yar oo gaaban dib u jaleecno bulshadu sideedaba waxay ka kooban tahay rag iyo dumar guud ahaan, [...]



Bisha ramadaan darteed soo daaya lamaanaha ingriiska ah

Aug 22nd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Munaasabadda bisha barakeeysan ee ramadaanka oo ah bisha raxmadda,naxariista, is caawinta, bisha camal kheyrka iyo isu-gargaarida awgeed, waxaan halkan baaq [...]



Barni Mohamed oo u tartamaysa in ay noqoto gabadha haweenka muslimiinta Yurub

Aug 21st, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Gabadh soomaaliyeed oo ku nool wadanka Sweden, lana yiraahdo Barni Mohamed Noor, kana diyaarinaysa shahaadaada shahaadda PHD-da aqoonta caafimaadka haweenka [...]



Haweeney ku faraxday kadib markey ka qasaartey lacag dhan 2 milyan £

Aug 18th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Haweeney u dhalatay dalka ingriiska oo la yiraa Callie Rogers, ayaa mudo laga joogo lix sano ku heshay bakhti nasiib [...]



Magacyada afka soomaaliga ka midka ah ee dumarka u gaarka

Aug 15th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Magacyada ugaarka ah dumarka iyo wixii dhaddig ahee kale waxa badankoodu ku dhammaadaa sidatan:  -san, leey, -an, -o, -la.  Waxa [...]



100 ka jaamacadood ee adduunka ugu fiican oo markale Maraykanku hogaaminayo

Aug 14th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha

Liiska kala hormarinta jaamacadaha adduunka ugu fiican ee sannadka 2010 ayaa maanta lasoo saaray. Liiska waxa markii siddeedaad oo isku [...]