6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Jul 14th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, QuruxdaWaxa aynu ku jiraa waqti meelo badan oo aduunka ka mid ahi uu ka jiro xiliga kulaylka ee xagaaga. Kulaylkaas [...]
Waxa aynu ku jiraa waqti meelo badan oo aduunka ka mid ahi uu ka jiro xiliga kulaylka ee xagaaga. Kulaylkaas [...]
Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa shaaca ka qaaday in ragga badan koodu aanay war u ahayn hawsha wakhtiga badan qaadata [...]
U dooro parafiyum-ka aad iibsanayso si taxadir ah, si wiilka aad rabto in aad guursato kaaga helo oo uu kuugu raaco [...]
Shirkada Topshop ayaa waxa ay soo galisay shabakadeeda internetka hab ay gabadhu isku qurxinayaan. Habkan oo inta ay
gabadho sawirkeeda soo [...]
Maqaark jirka oo ka mid ah meelaha lagu qiimeeyo quruxda uu qof leeyahay ayay aad u muhiim tahay in uu [...]
Akhriste inbadan baad maqashay tartanka quruxda dumarka, welise ma maqashay tartanka madaxweynayaasha, bal intaadan akhriyin qormadan is waydii kuma ayaad [...]
Marka laga hadlayo quruxda dumarka ma jirto qaaciido dhab ah oo laysku
raacsan yahay. Bulsho kastoo aduunkan ku noolina waxay leedahay [...]
Quruxda soo jiidata indhaha raga ayaa ku jirta cabirka u dhexaya
labada indhood dhexdooda iyo indhaha iyo afka.
Hadii uu wajiaagu buuxiyo [...]
Gabar Somaliyeed oo magaceeda lagu soo koobay “Miss Somalia” ayaa waxa ey ka qeyb gashay Jimcihii eynu soo dhaafnay tartanka [...]
In inta badan lagu aamino oo lagu ixtiraamo waa arin aad u muhiim ah.
Hadba 5-tan qodob ayaad ku dhisi kartaa [...]
Wiil soomaaliyeed oo soo saare caan ah ka noqday UK
Wiilkaan soomaaliga ah oo lagu magacaabo Mo Ali, ama Maxamed Cali, ayaa ka mid noqday kuwa uga sareeya soo saarayaasha [...]
Maxaa kala qabsaday tuugii iyo islaantii buurnayd?
Tuug baa galab guri laga maqanyahay usoo dhacay. Isagoo khasnadihii baarbaaraya ayaa waxaa usoo galay islaantii guriga lahayd oo aad [...]
Hollywood oo filim ka samaysay burcad badeeda soomaalida
Filimkan ayaa laga sameeyay burcad badeeda Soomaaliya oo sanadan aad ay u hadal haysay saxaafadda soomaalida. Waxaana matalay jilayaasha ugu [...]
Maxaad ka taqaan magaalada Laascaanood?
Akhristayaashayda qiimaha ,sharafta iyo qadarinta iga mudanoow waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa maqaal kusaabsan magaalada lLaascaanood ee gobolka sool, waxa [...]
7 sharci oo cajiib ah
Marka aad safar ama dalxiis ku tahay wadankaaga ayaa had iyo jeer waxa aad la kulantaa arimo kaa yaabiya. Qofna [...]
Hadii aad ka fikirayso ijaar qaali ah – bal eeg kuwan
Qofka degan guri uu isagu iska leeyahay ayaa nasiib wanaag ka badbaadaya ijaar laga sugo. Laakiin hadii aad ku jirto [...]
Jacyl u sabir ama ka sabir
Lamaane calafku isa siiyay ayay qisadani ka hadlaysa, waa wiil waxbarasho u banbaxay iyo gabadh shaqo iyo axdiga jacaylka isku [...]
Farsama yaqaanka oo ay haweenku ka jecel yihiin quruxlowga
Marka uu qof ka helo qof kale ayaa waxa meesha ka maqnayn in ay jiraan sababo keenay ka helitaankaas kuwaas [...]
Sida aan ugu lisay iigumay hambayn
Sheekadan ayaa waxa ay dhex martay lamaane soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Cali iyo Tufaax, Cali ayaa ka waramaya sida [...]
Ku naso seista – powernap ama indho guduudsiga
Waxa in badan oo soomaalida ka mid ahi hore u sameen jireen in ay galinka dambe, marka ay qoroxdu kulushahay [...]