Xaragada

Horumarka hablaha Mataanaha

Apr 11th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Halkan hoose ka daawo raport ay CNN – Inside Afrika ka samaysay mataanaha soomaaliyeed ee caanka ka ah wadanka Maraykanka. [...]



Gabdhaha oo xusuusta kabihii ugu horeeyay ee ay gataan, laakiinse maxay ilaabaan?

Feb 10th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Hadii aad tahay gabar gadatay kabo badan, waxa aad ogaataa in aanad ahayn ta kaliya ee kabaha aad u jecel.
Sida [...]



Xarago xanuun ma leh

Dec 13th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Daraasad cusub ayaa waxay sheegaysaa in dumarka casrigan joogaa ay aad u jecel yihiin inay xidhaan kabo cidhib dheer leh,  [...]



Arday soomaaliyeed oo dhaqankooda ku soo bandhigay Malaysia

Oct 13th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Sanadkan ayaa waxay nasiib u yeelatay jaamacadda Nilai ee dalkan Malaysia in lagu qabto hidaha iyo dhaqanka wadamada caalamka barkood. [...]



Mataano soomaaliyeed oo leh shirkada dharka ee la yiraa Mataano

Aug 7th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Born to Somali parents and raised in both their native country and Washington
DC, identical twins Ayaan and Idyl Mohallim [...]



Hablo, wiilashu ma jecla xaragadan

Aug 3rd, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Jariidad ka soo baxda wadanka America oo magaceeda la yiraa Glamour ayaa waxa ay waraysatay wiilal, si ay u ogaato [...]



Kayshaliga ama rajabeetada u sheegaysa hablaha ninka ay guursanayaan

Jul 9th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha, Xaragada

Wadanka Japan ayaa baryahan dambe habalahu waxa ay doorbidaan in ay noolaadan kaligood, gabadha guursatana waqti dambe ayay aqal gashaa. [...]



Xaragada indhaha

May 3rd, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha, Quruxda, Xaragada

Qaarada yurub, waqooyiga ameerika iyo meelo kale oo ka mid ah caalamka ayaa waxa ay dhawaan ka baxeen xiliga xagaaga [...]



Wadada ii banee: OLivia Palermo

Apr 18th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Quruxda, Xaragada

Paris Hilton oo ah gabadh aad caan u ah laguna bartay xaragadeeda badan, hablo badanina ay kaga daydaan habka ay [...]



Qaabka haweenku u labisan karaan

Apr 6th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

Labiska iyo is qurxinta qayb aad u muhiim ah ayay ugu jirta nolosha haweenka misna waxaad moodaa inay dumarka ku [...]