Naagta ugu lugo dheer adduunka iyo ninka ugu yar adduunka

May 5th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Maaweelada

lugu_0Horaa loo yiri cimrigaaga oo dheeraada geel dhalaa ku tusaa. Hadaba maanta waxa aan idiin haynaa mucjisooyinka aduunka mid ka mid ah.

Taas oo ah gabadha aduunka ugu lugaha dheer iyo ninka ugu gaaban oo meel la isugu keenay si loo arko faraqa u dhaxeeya.

Waxa kale oo aad halkan hoose ka daawan kartaan film ka hadlaya gabadhan iyo ninkan galay buuga Guinness-ka la dhaho ee lagu kaydiyo waxyaabaha cajiibka ah.

Sidaa iyo daawasho wacan

Ladaneey

lugaha2Ninka Hi Pinpin oo dhararkiisu yahay 73 cm  iyo
gabadha Svetlana Pankratova oo dhererka
lugaheedu gaarayaan ilaa iyo 132 cm oo jooga
Trafalgar Square ah ah bartamaha London.

Dood baa kaaga furan ee ka dhiibo fikirkaaga!
Waxa hoos ka furan meesha aad ku qori kartid fikirkaaga (commen)

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

One comment
Leave a comment »

  1. waxaas wax jira maahan ee dadka beenta ka daaaya
    nagtaas anaa ka lagu dheer ee isoo raadsha

Leave Comment


Ad