Sawirka dhabta ah ee Tyra Banks

May 24th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Nolosha, Quruxda

phot from:www.anvari.org

phot from:www.anvari.org

Isqurxinta oo qayb wayn ka qaadata soo jiidashada hablaha ayaa aad ugu muhiim ah in ay wax ka badasho sid ay u eegyihiin.  Erayada caanka ah ee “Make up ” oo macnahoodu yahay qurxin ayaa waxa aad aragtaa sida gabadha caanka ah ee Tyra Banks u eegtahay marka ayna isqurxin.

Tyra Banks oo ah gabadh aad caan u ah lagana daawado TV-ga barnaamujyadeeda kala ah “Tyra Banks show” iyo “Americas nest Top Model” ayaa waxa ay hore uga warantay in sawirada quruxda badan ee laga qaado hablaha wax xayaysiiya aad loo qurxiyo. Sida ayada oo la adeegsanayo iftiin iyo qurxin badan.

Hore ayaa waxa TV-ga looga daawaday Tyra ayada oo aan isquxin taasina waxa ay tustay hablaha sida Make Up qayb wayn uga qaadato sawirada la tuso dadka.

Ladaneey

Adiguna sideed u aragtaa isqurxintan oo kale? Waxa aad ka dhiiban kartaa fikirkaaga!
Waxa hoos ka furan meesha aad ku qori kartid fikirkaaga (comment).

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

One comment
Leave a comment »

  1. ii soo dira warbi xinadiina

Leave Comment


Ad