Ka baro halkan qurxinta indhaha

Jul 17th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Quruxda

pics from: www.youtube.com

pics from: www.youtube.com

Halkan ayaa waxa ay Ladaneey indiin soo galinaysaa film ku tusaya sida aad u qurxin kartid indhahaaga.

Sidaa iyo daaawasho wacan.

Ladaneey

Adigana maxay kula tahay?
Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku qori kartid rayigaaga (commnet).

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

7 comments
Leave a comment »

  1. wsb is qurxinta haweenka u banaan tahay laakiin in abuurta ilaahay wax laga bedelo ilaahay uma banayn diinteena ma sheegin.tusaale indhaha dushooda waa sunidii in la jarano lama banayn,laakiin qofka dumartka ah gurigeeda dhediisa si kasta waa isgu nadiifin kartaa.sidaas awgeed haweenka muslinka ah gaar ahaan haweenka soomaaliyeed waxaan ku boorinb lahaa in ay iska ilaaliyaan waxyaalaha ka fogaynaya diintooda ee dembiga u keedi kara wsb

  2. gabadha waaan jeclaaday aad iyo aad beee u qurux badan tahay fadlan numberkeeda iii sooo qora amama emelkeeda sxbyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal

  3. gormaaa so jawabee ladan neey ii soo qor lamberkada

  4. maa jeceli aniga qurxuutaa haa gawaraan haa walashiis

  5. runtii diinteena waa eey inoo baneeysay is qurxinta lakiin waxa badali kara abuurista alla waa in laga fogada min fadlakum wafajiya diinta maqalada qruxda ka hadla iyo kuwa kalaba

  6. asc walalyal waxan halkan kaa waninya hablaha somaliyed walalyal waxad ogatan qofki sameyo tajmil amaba dib isu habeyn waxay lamidtahay adigoo sidi Ilah kuu umay iska bedeley wana denbi. walalyal haa egin adunyo aqira hala xasusnado waxan dhib lahen iney gabadhu is dhaldhalaliso maa xumo xata sida minkiyajka ama tarukada waa wax iska banan walalyal uu firso gabadha hadey is turukeyso masha alah waxeyba kuu soo bexeysa wax cajib ah walalyal suniyoha oo laxirana waa xaran walalyal iska jira waxa waxyabo garsinayo imankina iyo dintina

  7. anagu ma aragno wax indhaha qurux badnaynayaa ee waa sunayaasha

Leave Comment


Ad