Mataano soomaaliyeed oo leh shirkada dharka ee la yiraa Mataano

Aug 7th, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Xaragada

picture from: www.mataano.com

picture from: www.mataano.com

Born to Somali parents and raised in both their native country and Washington
DC, identical twins Ayaan and Idyl Mohallim are anything but ordinary. Having fled Somalia at the age of nine to escape the country’s civil war, both Idyl and Ayaan completed their college education at University of Michigan and Boston University, respectively, before making the bold move to Manhattan where they aimed to stand out from the rest in the world of fashion and design. Experiencing the industry from the ground up through careful study and practice, they slowly crafted their talent, weaving their cultural influence throughout each meticulously designed piece in their studio with only distant dreams of launching a collection.

In 2008, the Mohallim sisters took their first step together, launching a new brand, Mataano (meaning “twins” in Somali) and furnishing a platform to express their vision and bring forth their creations to the marketplace. Mataano’s premier Spring 2009 collection launched in New York City on November 1, 2008 featuring a boutique preview of ten dresses, many of which received notice in the industry. Oprah Winfrey, the queen of daytime television, invited both siblings onto a recent show via Skype featuring the Olsen twins and young millionaire moguls. Paralleling their success with the Olsen sisters, Oprah lauded the duo for their inspiring story and much deserved success, and gave them the national credibility that will undoubtedly launch Mataano as an emerging brand with a rich cultural heritage.

source: mataano.com

Halkna hoose waxa aad ka daawataa soo bandhigooda xaragada sanadkan 2009


Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku qori kartid rayigaaga (comment).


No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

12 comments
Leave a comment »

  1. waa cajiib

  2. waan mahadsantihin taasi waxaa ladhihi karaa waa hormar ay gaareen maadama somalida lagu yaqaano dad aanan hor mar qaaadin waxaana fiican meesha aat joogta inaat kamuuqatit waana u hanbalyeeyna labada gabdhood oo matanaha

  3. wax wax fiican aygaareen ama ladheha kara waay gaareen gabdhahas
    waa yoo waa wax soomaalida oo dhan muhiim uah soomli waa markii iguhuraysay oo aan arka
    ayagoo wax fiican samaynaaya mar aad ayaan ayaan ugufarax saney
    waana kuma hadsan yahin waana kutaagereeynaa

  4. waw waa qatari saana gabdhaha walaalaha ah ee mataamanka hadaa dooqayga kahadlo waxaa kahelay ayan aad ayeey uquruxbadantahay abaayadiis ayaan hadaaa aragto qoraalkaan iiga soo jwb adigoo mahadsan

  5. wiilasheena walaalaheyga iyo gabdheheena qurxaha badan ee somalidaa waxbarasha waamihiim wax walbana waad kugaari garataan eee adkeysi ayey ubaahantahey iyo Ilaahey kuxirnaan. meny huggs

  6. wooooooooooow aad ayan u mahadsan tihiin dhamaan akhyaarta halkan riyooga ka dhiibanayay , marka hore labada hadblood ee mataanaha aad ayaan ugu hambalyeynayaa horumarka wanaagan ee ay gaadheen waa hadii ay dhab tahay waxaan jecelahay bal inaad ila soo xidhiidhaan si aynu uga wada hadalno arimo badan oo xaasaasi ah xaga nolosha iyo businesska ahba thank u so much , bye/.

  7. waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waxaan ahanbayo u diryaa hablaha soomaliyeed ee hormarka gaaray waxaan udin leeyahay sii siyaadiya horomarka aad gaadheen waana idinku garab taaganahay balse waxa dar daaran ah ka tagina dhaqanka iyo diinta waana ku mahad san tihiin horumarka aad gaadheen waxaana leeyahay somalida inta kalana ha ku dayato oo ha isku dayaan halka aay joogaan inaay magac wanaag san ku jeshaan

  8. asc maansha alaah waa nimco ilaah ee gabdhoow ilaah ka baqa aduunkaan waa inyar waana laga tagayaa ee dhal dhalalaka aduunak yuusan idinla tagin.

  9. walaal alaah mahadle markahore lakiin waxaan odhanlaah hablah somaaliyeed waa in aan kudayataan hablahan ookale

  10. Waxaa umada somaliyeed sharaf u ah 2 hablood oo mataano ay soo bandhigen wax ku cusub il ayagana aay bogaadiyo loona shaac bixiyo dharka magacooda ku soo baxay ku ka waa wayn sida iman iyo waris aay gacan qabtaan walalahooda yar yar ee somaaliyed haday isu kaashadaan waxaa soo bixi kara dhar badan oo mataano gabdhaha iyo wiilasha aay qaataan maxaaa naga galay armani iyo trusardi iyo dolce gabbana waa lagu faa naa umadada ee lagama faano sida loo yiraahdo yaad qabtaan leggend ah waxaan dhahnaa cabdi bile cabdi iyo wasuge  hadaba ha loo olo leeyo gabdhaheena somaliyeed wanaaga aay gaareen

  11. Hi Ladies,

    Fabulous!
     No one on earth can imagine how tremendous work you did for us (Somalis) it is extraordinary thoughts   and efforts which show how each of us can reflect the world.
    Well-done   and continue your progress and dedications.

    Fouzia, Somalia

  12. waxaan oran lahaa waa guul usoo hayatey umada somaluyeed hakaa kasii wada dadaalkiinkiina guul

Leave Comment


Ad