Usheeg sayigaaga qaybaha jirkaaga ee dareenka badan si uu kuugu raaxeeyo!

Oct 23rd, 2009 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

pics from: http://www.ladaneey.com/wp-content/uploads/the-tickle-sculpture4.JPG

pics from: http://www.ladaneey.com/wp-content/uploads/the-tickle-sculpture4.JPG

Sideedaba hadii aynu nahay noole waxa aynu leenahay baahi badan oo u baahan in wax laga qabto. Baahida aan qabno ayaa sida jaranjarada ukla saraysa. Midiba mida ay ka adagtahay ayay ka horeysaa.

Hadaba ta ugu horeysa, uguna muhiimsan ayaa ah baahida jirka, taas oo ah in uu qofku helo cunto, biyo, guri iyo raaxo guur. Waxa kale oo aad u muhiim ah in aad ogaatid in sida jirku cunto ugu baahan yahay,  uu ugu baahan yahay salaaxida gacmo diiran oo siiya dareen macaan.

Waxa jirta in aad leedahay qayb ka mid ah jirkaaga oo sida qasnada oo kale ah oo aanu ogaan karin sayigaagu hadii aanad furaha siinin. Taas waxa aan uga jeednaa in aad u sheegtid sida aad doonaysid in uu kuugu raaxeeyo.

Inta badan waxa aad moodaa in uu qof waliba ogyahay qaybhiisa dareenka badan ee uu leeyahay, laakiin waligaa ma ka fikirtay sida kilikilada ama xundurta ayaa ah qaybo dareenka raaxada leh meel dheer gaarsiiya.
Gabagabadiina waxa aan idin leenahay sidaa iyo qoys lagu reeyo noqda!

Ladaneey Magazine

Adiguna ka dhiibo rayigaaga!
Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku soo qori kartid rayigaaga (commnet).

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

56 comments
Leave a comment »

  1. ASC Wr Wbr
    anigu waxay ila tahay raaxadu in aysan ahayn isku soo bood uun balse uu ka horeeyo jilid sida kalmado macaan istiin hadii la helaayo afka oo laga shaqeysiiyo meel walbana lagu shumiyo (carabka)gabadhu ay xaajigeeda afka uga shaqeyso wiilkuna xaajiyadiisa carabka uga shaqeeyo hade weynu ognahay waxuu ilaah naga reebey waa un inaan dhabarka gabadha loga imaan inta kalese gabadhu xaajigeeda wey ugu raaxeeyn kartaa

  2. Slm clyku . Bacda salaan waa mowduuc aad u muhiim ah runtiina ay wanaagsantahay in ay kafaa’idaystaan rag iyo dumarba. Anigu ra’yigayga aan ka qabo arintaan raxeynta ah , xubnaha dareenka kiciya waxaa jidha wax ay diintu noobanaysay iyo waxyaabo aysan no banayn, markah waxaa ilahaboon in waxa banaan lagu dhaqaqo. Melaha dumarku aadka wax uga dareemaan way badanyihiin, waana muhiin in intaan wax lasamayn hadal lagu bilabo ila istiin, qoorta ayaan raga u shegayaa waa meesha ugu macaan ad nagtaada darenkeeda aad ka heli karto adoo shuminaya. Soomali hadaynu nahay xooga dhanka guurka waxa modaa inaynu si uga jeedno oo aan waxaan waxba ahayn aan kasoo qaadnay, ilaa dad yar mooyane. Aad ayaan ugu mahad celinaaya shabakada ladaneey.com mow ducyadeedana waa kuwa hersare ah ,nafu u waxa ay ubaahantahay waxyaabo khuseeya maahan kaliya in wararka la aqrisotoh , waxayna kamidtahay wababkaan aadka u xiseeyo, hal fikrad ayaan ku darsanayaa qorayaasha ladaneey , inay kahadlaan waxyaabaha ka hor istaagi kara qofku in uu lamaane yeesho, sida lodaaweyo haday dhibaatadaasi jidho . Oo dadka badankod ay u baahanyihiin: sida qofaan aqoon sida lola hadlo dumrkah ama dumarka raga kacabsada, ama cudurada qaar aan dhib sas uwayn lahayn lkn mujtamaca kugu diraaya sida: neefta qurmoon ee qofka bini’aadanka afkiisa kasoo urta iyo qeybeheeda kaladuwan iyo daweyntooda… Iwm
    Adna wad u mahadsantihin. I love u ladaneey.com

  3. aad baad ugu mahad san tihiin sida fiicna ee aad dadka talada iyo tusaalaha u siinayay saan , rayigayga aan ku darsanayaa waxa weeyaan, waxaad moodaa in qoraaladiinu in ay u badan yihin dhinaca dumar, waa na arin fiicna , waxaan jeclaaln lahaa inaad bal xaga ragana aad wax noga sheegtaa sida meelaha dareen koodu u badan yahay iyo sida aanu ugu raaxayn lahayd.

  4. Mahadsanidin sxb fikrad ahaanteyda waxan umaleynayaa sxb raaxada dhabta ah in aytahay hadba sida ay isku fahmaan 2bada lamaane, maxaayelay haday lamanuhu yihiin ku la isku doonay ama aan isku gayaan ahayn waxay keeni kartaa fidqalale ku yimaada lamaanahaasi oo kayimaada dhan raaxeysiga ama isfahmiwaa sxbayaal kudadaala wiil iyo gabarba sidii aad ukasban laheydeen gacaliyihiina alle isku kiin dooray by saadak Ali

  5. S/C walal aad ayaan u mahad san tihiin kkkkkkkkk waxa iga qoslisay inanta la yidhaahdo xayaad aad ayaad u mahadsan tahay waa run walal in xaga dumarka uun laga hadlay laakiin adigau waad dareemi karaysaa inuu sida aad ugu raaxayn karayo saygaaga walal hadaan ka hadlo xaga u raaxaynta sawjadaada bal inaad nimankiina wax soo arkay ee xaasaska ahi aad bal kuwayaga aan waxba arkin aad u soo bandhigtaan oo aad u faa’idaysaan, xayaadna waxaan leeyahay bal adaa xagii dumarka ka soo xidhiidhaye bal adna ka soo sheekee xaga ugu wanaagsan ee ka mari lahayd waanad mahadsan tihiin bye thank u so much..

  6. Assalamu aliekum dhaman salan diran ayan idin so gudbina waxana idinkaga mahad celina sida dagan e ad uga qayb qadanaysan uguna so gudbinaysan fikradina topic.an halkan lagu so bandhigay. Hadi an aniga ra’yigayga ka dhibto runti binu adam ayaynu nahay ilahay ayana nagu aburay daren darenkas o ah mid ad u qimo badan la’antisna aynu noqon lahayn nothing . Waxan akhristay fikradihina kala duwan o a so gudbisen kuna wajahan sida ninka nagtisa ugu raxaynkaro lakin mid ayan jeclahay inan ku darsado tas o ah sida nagta ninkeda ugu raxan karto iyo melaha u hadiba xajigu ka istaarmayo hahahahaha ha’ila yabinana ani gur wali maso marin walina si sharci daro ah nin ulama raxaysan tasna wa xaram ‘allahuma najeyna’ ok hadi an aniga rabo inan ninkayga laqaybsado nolol raxo leh wa inan ogada melaha ugu sahlan e darenkisa ka kici karo .
    1. Dhagahisa si naxaris leh ayan carabka uga galina marna ano u shegayo erayo mcn isla markas gacantayda jilicsana an oga salaxayo xabadkisa tas waxay sahlaysa sitartib tartib ah in ninkayga darenkisu ku jici karo .
    2. Bashida wa shayga ugu qalisan xaga raxada tasna ninkayga kama hagraden ano bishimahayga waweyn free oga dhigaaya aya hadana carrabkayga u dhiibi laha si hagar la’an ah tas o ad u jecelyihin nimanka
    3.nasahayga afkoda fiqan ayan ninkayga dhabarkisa kaga salaxi laha marna xabadkisa isku dhajin si tightly ah anigo u didaya in hawada ay waydo space ay marto aniga iyo ninkayga xabadyalkena jegadisa iyo luquntisa ila xabadkisa ayan ka shumin laha shumis xad dhaf ah si an u si badiyo darenkisa ila an ka arko dhididkisa
    4.ugu dambenti maya maya maya intan ka badan mashegayo hahahahaha lakin aniga waxan jeclahay inan ninkayga labashalo about 1hr before fight …
    Dumarka donaya in nimankoda ay u noqdan bariyin o ay jecladan waxan kula talin laha inaysan ka hagran raxada saygoda nag walba ninkeda ayada garanaysa melaha u ka istaarmo anyway iga rali noqda hadi qoralka adinku badiyay

  7. walaalaya waa idin slaamay dhman ,qof walbe wu daremaya wuna daren sna yahya,
    2qofneh wa in ey xaqoda i sisiyan e mahan,macnto galigey weyan wadna ku mahd sna tihin walaalayal.

  8. wowwwww sihaam . well said

  9. Oo waa mowduuc aad muhiim u ah hadii aan usoo laabto waxaa la dhihi karaa gabartan aad ayay wax oga taqan raxada wa midii layiri hala radsho koley waxan filaa gabartaan reer Somalia maahan becouse, gabdha soomaaleyeed 90% maya qaniin. wa mahadsantihiin.

  10. sihaaaaaaaam baa ka hadashay wax kasto uu u bahan yahay ninka ragaaaa waa aay mahadsantahay gabdhaha somaliyeed waa aay garanaayaan lakin waa aya ka xishoonaayaan midakale gudniinka fircoonigaanhe kas baa ka dhigay damiir la aan

  11. aad iyo aad yaaan u salaamayaa gabdha isda wacan uga hadshay dareenka rag sdia loo soo jiidan karo waxaan dhihi lhaa zihaam ha lugu marti qaado shabkada ladaneey si ay wax ay naga qarisay noogu soo gudbiso.

  12. Kkkkkkk Siham walahi xayi batahay waliba karti badan o an ka baqin so gudbinta fikirkeda abayo ilahay niman fian hana sio o bariyin ah o nala fahma wax walba o an rabno wakugu tagersanahay fikirkaga

  13. Ac.salan ka gadal ad ayad u mahadsantihin xirirka calamiga ah oo ay ino so jediye shabakada ladaney.com iyo ifigradah laga dhibanayo oo adka qaliga uh noolasha qofkasta oo daremaleh hadin an si guda galo mawduca(topic)waxan ugu raxan laha sawjadayda .marka ugu horaysa wa in an gacmaheda an faraha isdhafsana aniga oo darensinaya in ay gacmahaygu u socdan korkeda aniga aysan ka maqnayn bashada afka oo misnah gacmaha simarinaxa dusha nasaha ina marki an gacnata mariyo ayn waxan bilabilaha in an carabka mariyo nasaha ibtoda ila calosha aniga o in marinaya carabka ayn ku so celcelinlaha gacantana marinayah qayboka mid ah jirka anan halkan kashegay lakin an qaybta 2labad kuso gudbindonoh iyadon kamaqan intimaha gacanta lagaliyo ad ayad u mahadsantin dhaman rag iyo dumar gurwacan

  14. asc tanookale waa ayaan daro waxaan ogaa umada Soomaaliyeed inay ahayd umada kaliya oo Allaah siduu uabuuray iyo meeshii uu ku abuuray aan inbadan wax kabadalmin, ilaa 20kii sanoo ugudanbeeyay maahee. Taana waxay keentay in aan kamidnoqono umadahii inaga horeeyay ee ba ay ama aan kadarno. Goormaa gabar soomaaliyeed kasheekayn jirtay hiwaayadeeda sida ay u gudanayso. sootii aynu ku tarbiyoownay maandhay codkaaga iyo cirkaaga ha boganin. Guurka iyo waxa uu kulansaday waasune uu noo jideeyay EEbe ee aan kadhaxalnay aabaheen AADAn iyo H xawaa. Inlagahadlo jinsi waxaa keenay dhaxgalka maxishoodooyinka iyo maxishoodayayaasha. Waxaan qabaa anigu nolali waa jacayl jacaylkuna waanolol. Adeecid EEbe, daacadnimo, iyo dhoorsanaan wax lagu waayay laguma helo haboow aad kas usu habaajisay. Waxaa hubaala Siman haday gabartahay ama ama wiil anaysan awoodeen inay live uga hadashaa waxaa. Ee aan dhowrsano ilayn Islaabaan nahayee asac.

  15. waxaan marka hore salamayaa bahwaynta ladaneey.com iyo dhamaan akhyaarta topican ka qayb qaadatay intanan u gudbin topican ka hadalkiisa waxaan filayaa sihaam in aysan ahay gabar oo uu magacaas wiil la baxay teedakale waxaan ka codsanayaa wiilasha inaysan ku qaraban gabdhaha walaalahood ah oo aysan sharaftooda kaga ciyaarin waxaana leeyahay gabdhaha soomaaliyeed waxaa wax laga xishoodo ah inaad dhahaan noo sheega sida aan saygayaga ula raaxaysan lahayn wayo waxaan aaminsanahay cidi inaysan idinka badin alena ka cabsada wa bilaahi tow fiiq

  16. marka hore waxaan salamayaa bahwaynta shabakada ladaneey.com iyo dhamaan asxaabta ka soo qayb gashay intaanan topican guda galin waxaan qiyaasayaa sihaam qofka la baxay inaysan ahayn gabar oo uu wiil yahay waxaaana ka codsanaayaa wiilasha soomaliyeed inaysann gabdhaha walaalahood ah ayan ku qaraaban sharaftoodana aysan kaga tuman gabdhahana waxaan leeyahay maahan inaad dhahdaan waxaan rabnaa sidaan ula raaxaysan lahay saygayaga in naloo sheego waayo waxaan aaminsanahay gabar walba hawlahaas inay jamacad uga baxday waa inaad xishootaan abaayooyin meelkastoo joogtaan waayo hadii aan nahay hablaha soomaaliyeed waxyabahaas inaan ka sheeekeyno dhaqan iyo caado uma lihin wa bilaahi towfiiq

  17. Aniga waxay ila tahay in qof kataa u si u dareemo raxada halka aya ka fiican tahay kolay qof kasta oo bini aadam ahi meel ayuu si fiican uga dareemaa raxad markaa hadii ay gabadhiu ka xishooto in ay ninkeeda u sheegto meesha ay si fiican uu bahan tahay in uu u salaaxo ama ugu basheeyo taasi waa mid iyara kala dhantalaysa raxadeeda mid kale waxyaabo badan oo raga somaaliyeeda ka xishood ayaa dumarka raxaoodu ku jirtaa sida hadii aan tussale dhow soo qaato ( CARABKA ) markja kolay halakan si fiican ugaga warami mayo lakiin qof kastaa oo qaan gadha ahi waa u dareemi kara waxaan uga jeedo waxaan kula tali lhaa raga somaliyeeyde in aan laga xishoon raxada dumarkood ama xaaskood marka ay ku tidhaaho kalhaa carabka ii marai yaan laga xishoon kkkk ee halo qabto o ha lasiiyo wax ay xaaskaagu kaga bahan thaay intaasan kuso koobaya nabdyy

  18. Yaah!!! ceebay tacaal, ar xaa lagu hadlaa ma la xishoodoo

  19. Asc wr wb,salaan ka bacdi dhamaan waxaan salaamaayaa webka ladaneey,mar xigaana waxaa salaamaayaa inta ka soo qeyb gashey topickaan raaxada,waxaan mid mid u akhriyey fikradaha wanaagsan oo laga bixiyey raaxada walow aan si fiican ula dhacay fikradaha qaarkood, laba qofood kaliya aan arkey qoraalkoodu ahaay negative,ladaneey aad uu u xiiso badan yahay topickaan aniga waxaan leeyahay ragga soomaaliyeed raaxada waa shey muhiim ah ,aniga shaqsiyan aad ayaan u jeclahay raaxada xaaskaadana sida aan raaxada u jeceshay uga haqab tir dhan kastaa ay raaxadu ku dareemeyso xaaskaada adigoo lu leh macaan hani baby salaaxaayana kiss busumaheeda ,qoorta la soco meelaha ay ka istaarmeyso ama raaxada ay ka qaadaneyso,ragga soomaaliya ha ka xishoonina raaxada sida aad raaxada u jeceshahay dareensii in aad jeceshahay iyadana markaas waxay ogaaneysaa in aad u jeceshahay iyadana markaas sida aad jeceshahay ay kari karto ay kuugu raaxeyneysaa wabilaahi tawfiiq, viva somali weyn

  20. dhamaantiin waan idnsalaamay waxaansigaar ah usalaamay ladanay .com waxaan kaloosalaamay raaxeeye iyo cabdukadir waad kumahad san tihiin sidafiican oo aad uga faalooteen aniga ahaan waxaan kadambeeyaa raaxada waayo raaxo markii aytimaado ismaba agid saxiix waxaan kulatalin lahaa walaalaha soomaaliyeed wiil iyo gabar inay isku naxariistaan gaar ahaan markii sariirta latago waxaan sigaar ah ula had laayaa raga soomaaliyee  walaalayaaloow xaasaskiina markii aad sariirta wada taktaan maaha muhiim in aad samaysaan jamaac laakiin waxaa loobaahan yahay  in dhibkii maanta oodhan idin wada haystay aad is iloowsiisaan waxaad isku iloowsiinkartaan salaaxid dhunkasho adigoo usoojeesta oodan dhabarka uduwin waana in aad iscarfisaan cadayataan gabadhu waxaan hubaa in ay iskeed ukacsanayso hamoodin haday fircoonitahay in aysan waxba dareemayn meelaha ay dumarku kakacsadaan waa waa inaad uduugtaa jirka, afka kadhuuqdaa shumisaa, naasaha kadhuuqdaa xxx ushumi korkiisa waxaase kaxaraarad badan adigoo udhuuqa inkastoo ladiiday oolayiri mabanaana laakiin gacantaada ugu salaaxn xxx faraha ugujuqee xxx korkiisa iyo gudihiisa jameecana waxaa ugu macaan gabadhu in ay foorarsato inkastoo ay markaa aybaahideedu ay siikordhi doonto hakatagin eejiifi oo ugu dar adigoo xawaaro ushaqaynaayo somaaliyay waa wax ilaahay noobaneeyay waadna mahadsantihiin.

  21. waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw aaaaaaaaad bad umahadsatihiin halkaa kawada

  22. waxan ka qabaa programme kan ah sidee ayuu ninku u raali gelinkaraa xajiyadiisa. maka hore 2bada qof ayay ku xiran tahay, kadib hadii ay yihiin dad isku wanagsan oo j.com isku soo guursaday, wuu dareemi karaa meelaha ay dareenka ka qaadato. aniga fikrad ahaan waxaan qabaa dumarku meesha ugu daran oo ay dareenka ka qataan waa surka iyo bushimaha wayo bashada aad ayay u xiiseeyaan daren ayayna ka helaan.
    wad mahadsantihiin akhyaarta waxan qaldayna halaga raali ahaado

  23. asc wr wb dhamaan waan idin salaamay dhalinta waayahaan danbo waxaa socdo in layskaga sheekaynaayo jinsiga sidii in aany horayba loo garanayn hada qoraalkaan waxaa ka mid ahaa kilkisha oo layska taabto runtii kilkisha qofkii laga taabto oon aan boodin waaba bilaa dareen tan kale dad ayaaba yiraahday afkaaga ugu raaxee amaba carabkaaga taas waxaan aaminsanahay inay tahay wax qalldan oo loobaahan yahay in mujtamacl ooga digo . xibnaheena ilaahay na siiyay midkastaa hawll baa loogu tallo galay howsheeda howl aan ahayna kuma bogan kartid inaad uga heshid macaan afka oo afka laysku galshaa waa nuuc ka mida wada cayaarka laakiin xibinta jinsiga oo afka lala galaa waa nuuc aan wanaagsanayn sida lawada ogyahayna 2da qof ma fiicno inay isku boodaan ayagoon wada cayaarin oon iska taa taaban dhamaan jirkooda ninkana gabadha si kastooy tahay ayuu ugu tagi karaa waana wax banaan laakiin in cawrada la iska dhuuqo wax wanaagsan maahan iyo gabadha in looga tago marinka dambe taas haka digtoonaadaan lamaanayaasha isqabaa walaalayaal afkaaga inta aanad la galin wiilka cawradiisa amaba gabadha cawradeeda maxay tahay hasha afkaan uu leeyahay waa inaad is weydiisaa. waxaa loogu tallo galay wax cun ku hadal iyo shumin. cawrada meel ay uga macaantahay ma jirto ayadoo cawra kalaa u tagtay waana kaas macaansiga dhabta ah iyo guriga sacaadada ah. maahan ku dayashadeena dadka lumay balse kudayashadeena waa dadka wanaagsan waxaan idiin rajaynayaa raaxo wanaagsan iyo aqllo faraxsan wabilaahi tawfiiq wsc wr wb

  24. sax  taaas ayaa dhab ah waana ku taageersanahay

  25. Oh allow natoosi waxaa la arki jiray gawar xishooto ee sewax ujiraaan somaliyey mise anaa qaldan

  26. #6 Ziham
    Walal miyaadan xishonenin subxanna allah

  27. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anigu gabadha soomaaliyeed baa qosolkii iga dhamaysay waxay ku leedahay cawrada yaan la iska dhuuqin  waa run anuu waa dhowayd baan maqlay sheekadaas intaan guursaday runtii waan laa yaabay bishmaha xita afka afka la isku galinayo hablo soomaaliyeed hadaannahay waxba kama naqaanin laakiin inaan qaadonana ma fiicna waxkasta imika sihaam wax yaabo badan oo aanuu ka qajili lahaa hadii xitaa ninkaygu i waydiiyo aanan dhihi kareen HAA KALI  bay tiri qosolna badan waxkastaba ha ahaatee bal xaaraanta waxyaabaha iska ilaaliya xubnaha tarankana afka hala gelinina

  28. waan idin salamaya dhamaan bahda shabakada ladaney anigoo ah gabar somaliyeed hadane ah hooyo waxan la talinaya gabdhaheena somaliyeed. waxaana kula talinaya in ragooda aysan ka hagran raaxada jirkooda ama u raaxeentooda. Runtii aad ayay muhiim u tahay hanashada ninkaada. waxana aminsanahay naagtii ninkeeda si fiican ugu raaxeeso inuusan meel kale ka aadeen. teeda kale wa in somtimes ninkada aad ka codsata in sariirta kugu casuumo sababto ah ma fiicna inaad asaga oo kaliya wax ka sugta taasna kalsooni ween ayay siineesa lamaanagaaga. waxuuna isku arkaya qof loo xiisayoo U mahad celi howsha kadib sida wacan ee uu ku qanciyay. waxay kuu fududeeneso inaad more raaxo ka heshaa. hal midna aad ayay muhiim u tahay; fadlan ninkaaka isku carfi iskuna qurxi mar walba siiba waqtiga sariirta. sariirta mid loo xiisaayo ka dhig oo cadar ama parfum ku shub waxay si kor dhineesa Xiisaha raaxada waxayna kicineesa dareenkiisa. Afkaagane ka dhig mid carfaya oo in shumiska laga daayo aan la awoodin. Ugu yeer magacyo qaali ah xiliga shaqadu socoto. Faani raganimadiisa ilaahay kuwii qanca hanaga dhigoo dhamaanteen intaas ayan idinku darsan laha

  29. ILWAAD…..woooooow, mashaa’alaah llwaad walaalo adigoo kale waxaan ka dhigi lahaa macalimada naagaha waxx barta , sababtoo ah  hadalkaaga ayaaba sexy ah,,,,<afkaaga afkeeyga lagu qabay>  ,waaa hadaad singal mother tahay

  30. war yoonis kkkkkk dee waa hooyo ilwaadi ,,, anway salaan qaali ah dhamaantiin ilwaad walaley hal su’aal adoo raali ah sidee baad ninkaaga ugu yeedhan kartaa sariirta mahadsanid walaaley iga jaahil bixi anuu aroos cusub baan ahay runtii waana ka qajilaa waxyaabahaas oo dhan. Hadana waa jeclahay inaan qanciyo ninkayga.

  31. As
    Awalan waa inaad ka tirtirtaa  Saygaaga ama xaaskaaga  waxa ka guuxaya ee ay murugadu kamid tahay hadayba jirto lana socotaa waxa kusoo kordha qofba kan kale, Galmoodka sharciga ah waa in laga haqabtiraa dumarka iyo ragaba, guurkuna waa raxmad ilaahay soo dajiyay, waxaana kadhasha  jacayl kubaaha jirka oo idil haddii isfaham lamaane sax ah lahelo. Galmoodka waa kamid waxa keena sacaadada reerka aduun iyo aakhiraba  waa in si fiicanna layskulafahmaa ragga iyo dumarka.

    Dareemayaasha  way badanyihiin jirkoo dhan ayay ku jiraan laakiin kuwa ugusii xasaasisan waa inaad fahamtaa. Kintirka ayaa ah xubinta ugu qatarsan dumarka iyo agagaarkiisa ilaa faruuraha hoose, Naasaha caaradoda, afka dhunkooshada uu kujiro carabka oo laysku dhuuqo, qoorta, xanta xantada dhabarka ilaa dusha qaab farsamaysan loo xoodaamiyo inaad ku dadaashid in aad dareen kasta meeshiisa ugu tagto.

    Kadib waxaa bilaabanaya dareen keena dhacaano badan oo sahla galmoodka. Galmoodkuna hadduu bilaawdo waa in aad leedahay inaad dhawr shay qaban karto oo raaxo ah oo galmoodka kabaxsan. Waa inaad iskumeel naaska dhuuqdaa xantaysaa kintirka. Galmoodka si layaab leh uwaddaa, waxaa bilaabanaya hadallo raxmad leh  oo labada dhinac ah ilaa marka dambe ay bilaawdo xaaska ilin iyo oohin yar oo aysanba ogeyn, mar marka qaarna inayba ku xagato. markaas waa meesha ugu saraysa raaxada  ilaa qofwalba waxaa uu hayo uu siidaayo. Ilaahay ubad xalaal ah hasiiyee way kala dhacayaan hurdo ayaa imaanaysa.

    Galgacalkuna wuusii labanlaabmayaa. Sharciga islamkana waa in an laga bixin bas oo xaaska aan meesha gadale laga aadin, taasi waxay keentaa is nacayb iyo cudur. gabadha haday si caadifad leh wax kuula waddo iyo iskumid ma’aha inay si dhibsi leh wax kuula wado. Raali ahaada waan badiyay khibrado ayaana laysdheeryahay rag iyo dumarba, laakiin jacaylku wuu abuurmaa mana ka go’o qalbiga, Waxaana kahadlayaa dadka xalaasha isku ah sino weelkeedu waa jahanamo.
    Ws

  32. ASC  somaliyay waan idin salaamay,, walahay waxan maqli jiray cimrigaga oo daaha geel dhalayana waa ku tusaa ,oo gabdhahi somaliyed ma san ba u danbaysay naa isku xishooda.oo suga nimankiina anaga ha,noga shekaynina sarirtina ee .bisinka waaba iga nixiseen

  33. wwwwwwwwwww

  34. asc bahda iyo ladaneey hadaan wax yar idin suaalo? gabar buuran dog style maloo cuni karaa? ileen qof aad ucayilan lalama baahsaali karee gabdhah soomalidana saas ayey ubadnayihin?anigu waxaan qabaa cadaan labaashaalkoodaa kufiican rayiyada aad soo gudbiseen cuz of romantic by qadar

  35. Waa wax lagu qoslo qof walba hadii uu diinta ka dhigto siduu rabo. Raaxaysiga xalaasha ah waa mid waxa illah noo abuuray ka mid ah. diinta waxay naga reebtay kaliye in gadaal looga tago xaaska, inta kale wax ka hadlay majiro waxaan laga hadlina waa xallaal. waala isku dhuuqi karaa hadhoow na waalaga luqluqanaa lee.  hadaad rabtiin waydiin culamada aqoonta u leh diinta adingoon waydiinin xorowyaha iska bowsaday diinta.

  36. ugu horeyn waan idin salaamay salaan kadib waxaynu nahay umad somaliyeed  oo islaam ah xadiiskii nabiga ayaa wuxuu ahaa nabiga(nnkh)     wuxuu yiri (qofka muslimka ah waxaa lagu yaqaanaa inuu ka tago waxyaabaha maalaa yacniga ah ) marka walaalayaal iska dhaafa waxyaabahan maalaa yacniga ah ee aad qadadka ka soo buuxiseen waxaa la yaab lah in ay wabsaitka ay leedahay gabar qof kasta intaa ayaa layaab ugu filan nasiib xumo hadana somli ayey sheeganeysaa ilaahayow soo hanuuni ma wax kale oo ay ka hadasho ayey weyday
     
     

  37. salaan sare dhamaan bulsha weynta (ladaneey.com) waxaan idinku salaamay salaan kal iyo laab ah waad na ku mahad san ti hiin sida aad uga faalooteyn hababka raaxada ee ka dhaxeyo inanka iyo inanta xalaasha isu ah  lknse hadii aan dhex gala arinkaasi waxaa jirta dumarka soo maaliyed  oo ah ku aanaba tex galin raaxada qiimaha iyo qaayaha eey ba ledahay lknse

  38. .
    I love the way I know you’ll never give up on me
    I love the fact that I wouldn’t ever give up on you.
    I love the way you look at me.
    I love how beautiful your eyes are.
    I love the way I can’t imagine a day without you in my life.
    I love the way if we were ever separated I wouldn’t know how to go on.
    I love the way we cuddle and watch sunsets together.
    I love the way we sometimes stay up all night and just talk, then watch the sunrise together.
    I love how I know you’ll always be there when I need you to be.
    I love the fact that I will always be there for you too.
    I love how when I dream of my life partner, the only person that I can see is you.
    I love how complete I feel when I am with you.
    I love how our bodies just fit together.
    I love the way you make me laugh.
    I love the way you laugh.
    I love the way you won’t compromise yourself when we are together.
    I love the way you won’t let me compromise myself.
    I love your thoughtfulness.
    I love your tenderness.
    I love your ability to speak without saying a single word.
    I love the way we glance at each other across the room and know what each other is thinking.
    I love the way, how even though we may be miles apart I still feel like you’re right here with me.
    I love the way you surprise me with the perfect gifts that show you pay attention to me.
    I love the way you’ll watch a sporting game with me even though you may not be interested in it.
    I love the way you treat my friends.
    I love your love for the things that interest me.
    I love the way you let me live my life freely without jealousy.
    I love how you demand respect but are not controlling.
    I love how I would do anything in this world to make you happy.
    I love how you would do anything in this world to make me happy.
    I love the way your voice sounds over the phone.
    I love the way your voice sounds when you whisper sweet nothings in my ear.
    I love the completeness and oneness I feel when we make love.
    I love your sensuality.
    I love how our romance feels like the perfect romance movie.
    I love how you are my soul mate.
    I love the way you handle troubled times.
    I love the way you respect me.
    I love the way you protect and defend me.
    I love how you feel when we cuddle.
    I love the softness of your lips against mine.
    I love the softness of you lips against my body.
    I love the feeling of your hair brushing against me when we make love.
    I love laying in bed at night talking about nothing.
    I love waking up to find we’ve been cuddling together all night.
    I love the surprises you leave for me.
    I love your intelligence.
    I love your ingenuity.
    I love your ability to make friends where ever we go.
    I love your love for life.
    I love your passion for your hobbies and interests.
    I love how every time I look at you, you take my breath away.
    I love how I thank God everyday for bringing someone as wonderful as you into my life.
    I love the fact you gave me the gift of our children.
    I love the special moments that we shared that will remain my fondest memories of you and I.
    I love spending the holidays with the one person I love the most.
    I love how my heart skips a beat whenever you walk into the room.
    I love how you love me.
    I love how I love you.
    I love the ways you choose to show your affection for me.
    I love the way you inspire me to be more than I am.
    I love the way you spark my creativity and imagination.
    I love the way you make me feel like anything is possible as long as I’m with you.
    I love your sense of humor.
    I love the way you make me feel like royalty.
    I love the way you dress.
    I love your understated elegance.
    I love you just the way you are.
    I love your spontaneity.
    I love our life together.
    I love how if I died right now I would be the happiest person alive knowing I found my one true love.
    I love the fact that we will grow old together.
    I love your way with words.
    I love the way you look when your sleeping.
    I love the way you think you look awful when you first wake up when it is actually then I find you the most beautiful.
    I love your willingness to share everything and most especially your heart with me.
    I love your strength of character.
    I love taking showers together.
    I love the way you leave me love notes to find whenever you’re gone.
    I love the way you treat me.
    I love the way you take care of us.
    I love your cooking.
    I love the way you take the time to thank me for doing every day things.
    I love the way you show your affection when we are around friends and/or family.
    I love the way you are not scared to show your affection when we are in public.
    I love your confidence.
    I love your ability to make me feel better when times are tough.
    I love the way we make up after a fight.
    I love how you treat our children.
    I love the way you support me when I’m off track.
    I love the way you take the time to show me how much you love me.
    I love your beautiful hair.
    I love your body.
    I love your openness to try new things.
    I love your ability to talk things through.
    I love your courage to be you.
    I love your greatness.
    I love the fact that you want to be with me and only me.
    I love how I am and feel when I am with you!
    I love you for you!
    Hooyooy La’aantaa

  39.  jaceylka iyo raaxadaba hakuuleystaan waligoodba

  40. salamu caleykum walalayaa waxaan idunku salaamay salaan ta islaamka asc kum salaan kadin waxaan qabaa anigu su aal taasoo ah  su aal aan lawaa faqi karin marna lawaa faqi karo because/madama  eey tahay raaxada sheyku qaali ah qofka in saan ka ah una baahan yahya jirkiisa hadaba malagayaabaa in aan marwadeyda  aan raxadeeda karaadiyo fajarkeeda sida aan aamin sanahay waxey iila muuqataa in xag diniya eeysan ku oran karin ma karadin kirtit lkn se taa masuurta gali kartaa walalayaa bal iishega runtii waxaad iila muuqataa tad aad u tix galiya raaxada dumarka

  41. wxaa iga su aal ah in aad hal kaan ku sheegtaan raxadu waa imisa qibnood uu ka qaada qofka ha ahaato dumar amaba rag hal abuur keda iyo dhamaad kadabe  wataad iska soo qortene qof waliba waxuu dona war hal kee lagu arkay  qof islaam ah hadane xaas kiisa kintir keda marinaya carabkiisa taa waceyb gabadha hal kaan ku soo qortana waa gabar  xishoodka katag tay war dumar yahoow isku xishooda hadaa tihiin dumar iyo hadii eeyba yihiin raga ku qaraabta haweyn ka magacooda u daaya oo hadu gaa fadeynina runtii raxado waa wax jira oo eey wadaagaan intii guur xalaal ah isku hesho lknse waxaa ceyb ah oona karaahi ah in laga faalooda sida loogu taga dumarka amasida loogu tago raga taa waa waxuush nimo waxaan wax yaabahaasi ookale ku had li kara qof ka aan aqoon alla kacabsiga  qofku marba haduu gataga alla gacab siga waxaa ka suur toowda wax waliba waxii afkiisana soo qab ta ayuu iska soo sheegayaa war wax iskula hara oo dumar yahoow haka faaloo nini xib naha jirkiina waa ceyn iyo lama arag tabaarakalaa ismaan dhaafka aduunka waa sidaan oo kale datka ah hi ama qaba fik ra dooyin kaasi  sorry hadii aan idun ku badiye qoraal ka ig araali noq da wax waliba waxaa iga keenay caro aan u qabo raga ku qaraab ta magaca dumarka tyghl?wwwwwww sudan

  42. asc  dhamaan asxaabta  meesha waan salaamahayaa  kadib waxaan leehay  waxaad soo qortaan  wax  faa iidaleh   waxaana idin leehay  anu waxaan ahay gabadh soomaali aha  oo aad  ukacsibadan  waxaana  rabaa  ninka iguursada  inuu habeen kuu ugu yaraan 7 jeer  iigalmoodo  raga soomaalidana  kamahelahayo  sidaas  ee maxaa tala aha waa iga  su aal  gabadha soomaaliyeedna haday ajaanib  guursadaan  waad caayahaysaan  ee maxaa talaha aha

  43. waan idin salaamy dhamaantiin Aqyaarta Marka Xiga Gabadha Filsan la yidhaahdo waxay tidhi waxaan u baahanahay nin 7 Licib iga dhaca Sariirta waxayna intaas ku dartay in ragii soomaalida oo dhan ay ka weyday waa iga su’aale xagay Gabadhani ku soo Ururisay Raga Soomalaida? Xagayse ku weyday may raadiso? waaxa intaa ugu darayaa in Aniga oo magacayga Geedi la dhaho aan ku qancin doono haddii aad soo diyaar garowdid waaxana ku leeyahay adigaa indhahaaga wax ku Arki doonee,

  44. waan idin salaamay saaxiibayaal anigu meelaha aan ubogay waxaa ka mida in aad naagtaada naasaha carabka uyaraha mar marisa dareen aad ubadan ayay naagta ku dhalainaysaa ila tijaabiya saxibayaal
    jaaaaaaaaaaaaaaawwwwwwww
    waa xasan qoroto jooga adis ababa

  45. dee dhalinyaro anigu su aal ayaan idin waydiinayaa
    diinteenu maxay ka qabtaa in naagtu ay kuu jaqdo cambarka(guska) jawaab ayaan idinka sugayaa
    haday diint ogoshahay iyaduna macaan badan ayay leedahay

  46. marka hore waxaan salaamayaa bah weynta ladaneey.com salaan kadib; runtii waa website loo baahnaa aad iyo aadna u xiiso badan. waxaan idin leeyahay xalkaas ka sii wada dadaal wacan. waliga wuu iga maqnaa webkan.

  47. asc, salaan kadib aqyareey yanan xadka laga tilaabin oo wax anan diinta kubananeyn in laga dooda waqtiga lagu lumin. teedakale dadka fikradooda dhiibanaya ALLAH haka baqano oo gabdhaha walalahood ah yeeyna jaa`ifeeysan ama ugafin

  48. asc marka hore waxaan idin leeyahay alle kaxishooda marka xigta dumarkiina simaan oo qaaliya ugu raaxeeya lakin haka sheekeynina waxaa jira meelo xaaraan ah in layska dhuuqo sida afka oo uu qof ku alle kucaabudayo in uu canbarka afka geliyo waa xaaraan lakin intii kale waad uga raaxayn kartaa xaaskaka ta kale waxaa nasiib daro ah in gabahd soomaaliyeed kasheekayso ninkeeda iyo qaabka ay uraaxaystaan arintaasi waa dhaqanka reer galbeedka iska ilaaliya ha u arkina ilbaxnimo

  49. dhamaan waad salaantihiin saad u dhan tihiin runtii tan waa wax loo baah naay marhore lkn dhib malahan hada ayaaba ka dhawaajisiin saan ognahaya dhalin yarada qaar wey dareeymikaraan dumarka meesha eey ka kacsato dumarka meelo badan ayee dareemo ku keeyihiin runtii noloshane waa raaxo ee maahan guur kaliyay naagta hadeey raaxadad cajibin am adiga ku cajibin waxaa imaa haayo waa is maa dhaaf  hadan ka hadlo dumarka qaar waxaad u maleeysaa tan yaaba leega wadin qaarne tan yaa barlee kaa aq dhaqaajiro ragane waa sidoo kale run ahaan tii aniga ahaan teeda waxaan la sheekeestay rag badan iyo gabdho badan aniga oo diraajin jiray qoraal jaceylka am dareenka raga iyo dumarka runtii raga waxa ayee ka ceebsanaad sida dhuugmada oo afka ah iyo jirkeeda oo la leefaayo dumarkale waa sidookale qaar ayaaba diido dhuuqmada oo dhamaan anaga miyaa nahaya shibiro am gaalo naagta waxaa ku yaalo 9 xidig ah oo eey ka kacsato waloo ee dadna dhahaan 12 ninka raga ahne waa hal kaliya raaxadane wey nuucmo badantahaya ilaa 25 nuuc oo ilaah kaa xaartimnimeen ayaa jiraan waloo hadaan soo qaadano 25taas qaar ka mid ah naagtaada am sxb taa am jaceylaaga am gacalisadada eey masquud ku noqon karto adiga naagta maahan hadad u tagto isla markii sida orgay oo kale in aan ugu boodo ee waa inaad ilaa 2sac laraaxeesataa am 1saac markaas ayuu imaanayaa dareenka dhata ah oo labada qof eey ku noolaan karaan hadad igu soo bood tahayane sida diig iyo duuro ookale meesha wax kuma heesid ee gabarta iyada ayaa dulqaad kugu joogta ee taas ogaadad  jirkaaga am markoo dareen ku haayo aad u baahantahaya qofka dumar ka  ah waad dareeymikartaa sida aad adiga tahaya lkn adiga am aad bareeymikartid qoftaan waxa eey kaa sugeeyso am ee dacasan tahaya jirkaaga wax uu ubaahan yahaya waa segsiwool iyadane waa sidoo kale qofka naf ayaa ku xariiro dareen ayee ledad ahay lkn dareen hadoo jirin meesha wax nah ah malahan  anigane sas ayaan idin oran lahaaaaaaaaaaaa

  50. Waad helaysaa walal mid 7 iyo in kabadanba kaa dhaca ee is daji waa buxaan raga somaliyed mida kale walal raga kale kama awoodbadna raga somaliyed in ay ka litaan mooye.

  51. asc waraxmatulaahi kadib hadan u gudo galo mowduucan aniga ahan waxan qabaa in meeshan lagu sheegin wixii ilaahay qariyay marka walaha musliminta ah dhaqanka suuban san ma ahan ee gabdhaha soomaliyeed iyo wiilasha ha iloowina aakhiro ka naqda dhaqanka gaalada waad mahadsantihiin asc

  52. ascwrwb  walaalayaal  waan idin salaamay awalan,  marka xiga   meeshgan waxa lagu  qoray iyo waxa  laga  hadlayyo wa wax jira laakin   in  gabdho somaliyeed sidan  uhadlaan oo   hadal  cad  uguso  qeexaan mabanaana   rabi  kabaqa   qofwalba iyo gabar walba oo  caqli leh  way taqaan  iyada iyo ninkeeda siday isu raali gelinayan ,  nabigeeni oo  macalin  diinta ina baray aha  sidan wax umuu  waadixin yaan caro  ALLAAH  idinku dhicin  joojiya plzz wa iga talo walaalnimo.

  53. asc dhamaan
     

  54. asc dhamaan waxaan  siguud usalamaya akhayarta mishe isku fikir waydarsanaya waxana sikhaas ah usalamaya bahda ladaneey.com oo sahalay inaan  halkan isku dhafsano fikirka ku aadan darenka iyo raxaada raga iyo dumarka runtii waa topic xiiso badan waxana odhan karaa waa wax ubahan waayo aragnimo.
     

  55. Hadan cabiro fikirkayga waxaan ku cabiri lahaa sida aan aniga jacalahay midaas waxaan aminsanahay ogu horayn hadalka macaan iyo umijinta naxarista iyo kafarxinta xilahaga ineey ogu horayn  aay tahay bilow wanagsan hadaad xilahaga markad guriga sogasho iyo inta aad usoo socotaba aad kula hadasho hadalo kubeera ineey ku xisayso oo aay kusugi waaydo marka aad kamaqantahay isku darka dunkashada iyo hadalka macaan ee araga ogu horeya e marwadada waxuu qancinayaa siyadinayana xisaha kalgacalka waxuuna kor uqadaya dareenka iyo raxade galmada daganashaha  tartiibta bashada bishima aad ku bilowdo una sidagtid luqunta ilaa iyo laabta labada naas dhaxadoda iyo carada ibta nahasa adigoo usii racinaya gacamahaga  salaax  sii khafiif ah aad usalaxayso timahana  faraha kula jira waa raaxo labada dhinacaba aay jacalaysan karan ninkana mawadisa uu ku beerikaro xiiso dheerad ah.
     

Leave Comment


Ad