Masaasada oo keenta wadno xanuun
Jan 23rd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Caafimaadka, FeaturedWaxa daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay lagu ogaaday in waxyaalo ku jira caagaga aan isticmaaloo keenaan wadna xanuunka dada waa wayn.
Daraasadu waxa ay sheegtay in waxyaalaha keenaya cudurka wadna xanuunka ay ku jiraan caagaga loo adeegsado wax cunida iyo cabitaanka sida masaasada caruurta yaryari ku wax ku cabaan.
Culumada britishka ah ee badhitaanka sameeyay ayaa ogaaday in adeegsiga alaabta caaga ah oo ay ku jirto walaxda Bistonal A lug ku leedahay wadno xanuunka.
Wadamada qaar waa ka mamnuuc walaxda Bistonol A in ay kuu jirto alaabta toos ugu dhow jirka dadka sida masaasada caruurta yar yari ku cabaan caanaha.
Ladaneey Magazine
Adiguna ilaasho caafimaadkaaga!
Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku soo qori kartid rayigaaga (comment)
Related posts:
- Xarago xanuun ma leh Daraasad cusub ayaa waxay sheegaysaa in dumarka casrigan joogaa ay...
- Maxaad ka taqaan faa’iidooyinka ay timirtu leedahay? Sida ku sugnaatay xadiiska saxiixa ah oo nebiga laga...
- Noocyada madax xanuunka sanqaroorka (Sinus Headache) Madax xanuun waa xanuun madaxa kaa qabta. Waxaa jira noocyo...
Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.


