Wali ma aragtay mas sigaar caba?

Feb 6th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Maaweelada

Magaalada Taipei ee dalka Taiwan ayaa waxaa caan ka noqday mas si weyn ugu waalan cabidda sigaarka kaasi oo si habeysan waqtiyesan u caba sigaarka isaga oo xitaa bani`aadanka kaga qatarsan ku raaxeysiga sigaarka.

Maskaasi reer magaalka ah ayaa ninka iska leh shaaciyay in uu madax weerar iyo xanaaq uu ku dhacayo hadii xiliga uu bartay sigaarka la siin , iyadoo uu xanaaqayo dagaalamayo , laakiin marka madaxa loo dajiyo dabeecad fiican ayuu la soo baxaa.

Maskaasi ayaa cabayay sigaarka muddo sedex sano ah,  iyadoo markii ugu horeeysay uu maska ka  dafay sigaar uu cabayay ka dibna uu ku raaxaeystay ugu dambeyntiina uu la qabsaday.

“Maska hadda xariif ayuu ku yahay sigaarka , aniga oo muddo 33-sano cabayay wa iga daran yahay,  maalintii dhowr xabo ayuu ka tuuraa”, sidaa waxaa yiri mulkiilaha maska.

Cisman Fantastic
source: calanka.com

Adiguna ka dhiibo rayigaaga!
Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku soo qori kartid rayigaaga (comment).

Related posts:

  1. Wali ma aragtay islaan 70-Jir ah oo mataano dhashay Xalada caafimaad ee ooyada 70 Jirka ah iyo  labadani...
  2. Hadii gurigu holco ninkan dhar ka gubanaya ayaaba iska yar Wiil Soomaali ah oo Canada kunool ayaa waxa uu ahaay...
  3. Balwad yaab leh oo uu leeyahay nin mareykan ahi Booliska gobolka Arogen ee dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay...

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

3 comments
Leave a comment »

  1. Asalamu Alaykum wr wb ..
    Sheekadaaan waa sheeko la yaaab leh oo waligay maqlin.Maskaan sigaarka cabaaayo. Subhanllah. Aduunkaan wax kasta waa arkee walee. Ninka isku baran aaba la naxsanahay siduu maskaan hadhooti oga joogin doono sigaarka, haduu ka jogiyana maska siduu isaga celin doono.

  2. waxaan doonayaa inaan ka bartop dadka isticmaala guurso.com markaa waxaad ii sheegtaa sida loo isticmaalo  walaalo miyaad ii sheegi kartaa  waxaan ku waydiiayay marka aad sheegtaa miyaa laga helayaa hablo ku mano wayn inay ka bartaa inamo amaba guurdoona waxaana aan kugu soo celinayaa beri 3 galab nimo  sidaa iyo argati danbe

  3. marka hore s/c dhamaan dadka ku jira guurso GUURSO.COM markaa waxa aan ahay wiil dhalin yaro ah oo doonayo in aan guursado waxa aan aaan jecelahay in aan ku guursado guurkii soomaalida ee hore dhamaantiin hablaha soomalida waxa aan u sheegayaa in aanu jirin wiil dhalin yaro ah oo  doonaya guurkii barigii hore doonayaa aniga mooyaane, markaa hablaw waxa aan ahay fursad ee hoy hadhaw ha is canaanin ee ka faaidaysta????????????????

Leave Comment


Ad