8 arimood oo aanad ogayn in baashaalku leeyahay
Feb 25th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Caafimaadka, FeaturedBaashaalku waa arin fiican marka aad rabtid in aad waqtiga isku dhaafisid, caruur ku dhalato oo xidhiidhka lamaanahuna ku sii xoogaysto. Sidaa darteed waxa jira sababa badan oo lamaanuhu isugu baahan yihiin in ay isla baashaalaan.
Galmadu aad ayay muhiim ugu tahay lamaanayaal badan, laakiin ciyaarta xoogan ee ka dhacda go’a hoostiisa ayaa waxa ay leedahay faa’iidooyin badan. Kuwaas oo ah:
1.Qurux badan
Hadii xiliga cayaarta baashaalku ay tahay 30 daqiiqo ayaa lamaanahu waxa uu gubayaa ilaa 200 oo kaalari. Taas oo goynaysa baruurta jirka. Laakiin waa in uu qofku ahaada mid baashaalka aad uga qayb qaadanaya.
2.Caafimaad wanaagsan
Baadhitaan cilmiyaysan oo oo lagu sameeyay Maraykanka ayaa waxa lagu ogaaday in galmada joogtada ah ee u dhexaysa lamaanayaasha ay badiso unugyada difaaca jirkooda.Taas oo kor u qaadaysa caafimaadka, xoojinaysana difaaca jirka.
3.Dhimida xanuunka jirku dareemayo
Nasiib wanaag xiliga galmada ayaa jirku waxa uu soo daayaa dheecaanada oxytocin och endorfinerna oo hoos u dhiga xanuunka uu qofku dareemayo sida madax xanuunka. Markaa ha ka dhigan sabab in uu madaxu ku xanuunayo hadii aad rabin in aad lamaanahaaga u raacdo sariirta. Sababtoo ah, dawadii ayaad diidaysaa.
4.kalsooni badan
Galmadu waxa ay kor u qaadaa kolsoonida qofka. Galmada wanaagsan ee lamaanahu si fiican isula qaataan ayaa mid kastaa dareemayaa kalsooni dheeraad ah.
5.Wadno caafimaad qaba
Raaxaysiga asbuucii laba goor ayaa waxa uu xoojiyaa wadnaha, kana ilaaliyaa heart atack xoogan oo dhimasha keena. Raga da’da ah ee asbuucii laba goor la raaxaysta lamaanahooda ayaa wadnahoodu ka wanaagsan yahay kuwa bishii hal mar qaabila jacaylkooda. Tana waxa lagu ogaaday baadhitaan socday mudo 20 sano ah oo lagu sameeyay 1000 nin.
6.Hurdo macaan
Cayaarta baashaalka ka dib ayaa lamaanayaasha qaar hurdo qabataa, taas oo si kala duwan loo arko. Dadka qaar ayaa jeclaysan. Laakiin sababta ay qofk hurdo u qabanasyo galmada ka dib ayaa ah dheecaanka oxytocin oo keena hurdo iyo dabacsanaan.
7.Xoojiyaa muruqyada kaadihaysta
Shaqooyinka fadhiga u badan iyo dhalmada caruuta ayaa debcisa muruqyada kaadihaysta taas oo marka dumarka da’da ah hindhisaan ay si fudud dhibco kaadi ah uga timaato. Incontinence – ayaa waxa la yiraa marka uu qofku ceshan karin kaadida.
8. Caado si sax oo joogta u timaada
Baadhitaan lagu sameeyay jaamacadaha Standford ayaa waxa lagu ogaaday in dumarka sida joogtada ah ula raaxaysta lamaanahoodu ay helaan caado sax oo joogta ah marka loo eego kuwa aan xili kal fog la kulmo lamaanadooda.
Adiguna waqti fiicann la qaado lamaanahaaga! Rayigaagana ka dhiibo arintan!
Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku soo qori kartid rayigaaga ( comment).
Amina Ahmed Jama
Ladaneey Magazine
Related posts:
- Balwad yaab leh oo uu leeyahay nin mareykan ahi Booliska gobolka Arogen ee dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay...
- Yaab badanaa – laba casho oo aanad cunin bixi lacagtooda Waa sheeko ku dhacday nin soomali ah oo u dhoofay dalka...
- Raaxada guurku waxa ay ka dhigtaa hablaha kuwo faraxsan Baadhitaan la sameeyay ayaa waxa lagu ogaaday in 140...
- Dhaqan aanad u dhalan dhib badanaa Wiil dhaliin yaro ah ayaa bari waxa uu jecla ina...
- Cilmi baaris lagu ogaaday in kafee-gu saarin caajiska Waxa dhawaan la ogaaday in shayga la yiraa koffeiinet...
Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.




Waaw! Runtii aminaay, waan ku salamay bacdal salaan
hanbalyo, weli ma arag qof barnaamij noocan ah
ama sidan u macaan keena. Ani ahaan waan la dhacay.
midakale aqoontaada iyo sharaxaada guud ee mawduucan
waad isla heshay oo waadigas oo tana taneeyay macaanka bashaal
waxan ku leeyahay halkaa kawad and good job. wsc ilke it..
kkkkkkkk asc dhamaan bahda weebkaan waxaana si naxariisi ku dheehan tahay u salaamaya gabasha barnaamijkaan soo diyaarisay lkin gabadhu il adakaa may gabdhaha u daysao arinkaan oo kale marka waan la fajacay waxa ay soo qortay lkin waa wax sax ah oo qalad kuma jiro waa ay na ku mahadsan tahya siina wad waligaa ilaa aad ka dhimato
asc marka hore waan idin salamay bahdiina webka ladaneey gaar ahaana waxaan salaamayaa aamina oo ka hadlaysay mawduucan baashaalka
markaa aad bay ugu mahadsantahay amina mawduucan.
waayo dadka qaarbaa u haysta waxa ceeb aha ina waxyaabahan oo kale laga sheesheeyo ,arinkuna sidaa maaha ee waa cilmi dadka qaara ayaan garanayn hawshan loo sharaxaya oo kale markaa waxaan odhan lahaa somalida ka faa’iidayta oo akhrista oo dhuuxa
aaminina aad ayay u mahadsnatahay sida fiican ee aya bulshada ugu bal balaadhisay mawduucan waana waxa dhaxal gal ah
waanad mahadsantahii dhamaantiin
war ileen tanoo kale waxan maqli jiray ninba ceesaanti ceelka keensay. kkkk
marka hore waxan salaan kal iyo laab siinayaa dhamaan bahda daadihisa
webkeenan aadka u ,macaan ee ladaneey.
marka xigta waxaa ilaa hada la yaabanahay si somali isku fahmi la, dahay
is fahamku waa qaaliye ilahaw umadeena is fahansii. amiin ya allah.
tan sadexaad ninkan la baxay mr ahmed sxb hadaba adigu ninyahaw
horta umada ha aflagaadeene adaan wax fahmine anagu waan fahanay
sheekada aamina waana u riyaaqnaye adi isa sax sxb kkkkk
adoo wax hubsan dadka layskagama soo dhex dhacee bye
mar labaad aaminaay walal shaqo wacan walee gabar waa ku banaantahay.
waaaaaaaaaaaw , wali ma arkin gabar sidaan oo kale u wanaagsan , oo wax sax ah ku hadlaysa , runtii Aamino waan kugu taageersanahay Barnaamijkan sababtoo ah baashaalka lamaanayaasha , soomalidu si wanaagsan uma taqaan khalad ayeeyna u haystaan waa wax alle xalaaleeyay lagana rabo labada lamaane inay si hufan oo sharci ah u wada raaxeystaan iyadoo aad sheegtay inay ku jirto arimo badan o xaga caafimaadka khuseeya , Alla wanaagsanaa inantu Yaa guursada kkkkkkkkk , waa iga kaftan bahda web-ka dhaman wan salamay inta Comment-ga ku qortayna sido kale Salaam Dhamaantiin , ugu danbayn Mss Aamina adna wan ku salaamay , waxay kaaga fadhidaa bah waynta ku xiran web-ka , sheekoyin la mid ah sida tan oo kale bye
ala aamnaay ina adeer gobaad tahay wax laguursadaa tahay
yaanan waxba geeraarine adigaa iga keensaday oo waxa ilaa hada
maskaxdayda ka guuxaayo waa sheekada macaanka badan
oo weliba kunka sheeko ka kooban ee ad soo bandhigtay doraato
weligay webkan kama helin sheekadaada kahor. alaa yaa hela yartaas
war iyo dhamaanti salan sare dhaman dhalinta webkan bacda salaan
aaminaay waxan kaa sugnaa waa midkaloo macaan badan bye all dhaman..
Walee waa gabar indha adag waxaan lahaa wax kaa indho adag aduunka ma jiro lkn tan camal weligay ma arkiin geesinmo way dhamaysay ee aminooy waxaad tahay qabiirad ku xeeldheeraaatay dhinaca baashaalka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
lkn xarakadaan waa midaan aqaano cml.
Asalamu’Alaykum dhamaan. Khadar Yare walaaalo waa iga qoslisiisay walee caadi ma tihid. KKKKKK.
Amina waa ku mahadsantahay sheekada aa meesha no so dhigtay. Wax yaabo run ah ayaa ka hadashay oo siiba dadka Somalida aqoonin kuna dhaqmin markee ku imaato Ninka iyo Naagta. Haduu baashalka aa sheegtay jirin Jeceyl ma jiro. Gof gofka kale ma isku furfuraayo ama kuma faraxsanaanayo guurgooda ama bashaalkooda.
Salaaam
wooooooooooooow sheeko beeelo ah waaye sister amina jama keep it up.xishodka aa ka hadleesin maxa waaye. runta lee ka hadashay gabadha. and mirhan i agree with you somalida wax ba ka qaldan. shekadan ine aqriyaan weeye sidee u bartaan nolosha raaxadeda ,” wa iska gali iskana bax ee ku badiyaan lee. cio wan rooray
walee waa yaab somaali waa somali isku dayasho ayaan uka yaabay dadkega
horta waxan marka hore ka codsanayaa webkan ladaneey
maadama ay dad badan comentigan aan anigu bilaabay
oo dad fara badan aan idin baray in aad abaalkeeda DHL isoo dhigtaan kkkkk
mida xigta waxan weli la aalaa gurigayaga fadhigiisa waa intii yara macaneed
ee dareenka malabka laheed ee walashay aamina isku dhibcisay
kkkk oo walina cilmi ika faaidaysay aqoonteeda wacan
waxan modayaa inaanba caashaqay yartaas xigmadeeda ohhhjjj. kaftan.xax
anyway waa in fariin lay iga gaarsiiyaa aamina dhamaan bahda wabken bye.???
asc ,salaan kadib amina wey ku saxantahay qoraalkaan gaaban eey so gudbisay ,balse mesha ah in galmada badan eey tahay cafimaad waxaan ka dhihi lahaa ,sida tan : runtii qofka marku sameyo galmada waxaa ka baxa (xaywaanaat mini )fara badan ,oo sida eey dhaqaatirta shegaaan in difaaca jirka uu yareyo calashaan marka eey biyaha ka imaadaan ,waloow aanba dhihi karno galmada badan -waaba lagu duqoowaa oo qofka (casabayaadkisa )ayaa dhamaado. Tusaale ahaan bulshada reer sudaan waa dad marka ey garaan 40 sanno ,aadba moodo in ey jiraaan 19 sanno,taasi o keento in eey guurka daahiyaan,iyagoo daruufo hasato,balse taasi ayaa la ogaday in eey tahay mid sax ah ,galamada badan uma ficno raga ,xitaa difaaciisa ayaa wax gaaro oo xitaa dhaxan uma adkeesto.
asc
ku: qays cade
bacdal salaan sxb qays runtii waad ku qaldantahay ayaan dhihi karnaa taas:>>>>>
ama ragnimadaada ayaa waxogaa kala dhiman sababta an kuu sheegeenin raga oo dareen leh ookacsada markuu wax cuno iyo markuu alaab la luxaayo arko ama sikale loo soo jiito
runtii kulama taliyeen bulsho ween in layska daayo guurka ama raaxada.
War inaad qaldan tahay xoolahaba raxeestee, maxaa ku keentay tas?
mida labaad an ku su,aalee haddad dhahday dhalinyaronimo yaan laku raaxeesan waa inta u dhaxeesa 17—–25 ma marka la duqoobo ayaa raaxo la helaayaa waaba la duqoobee 40—–75 kkkkk jawaab isii sxb bye all
aamina for ever macaan
aamina weli kuma ilaawin macaan
walaay marka wann kusalaa may salan kadib walaal wxaan kuu shee gayaa in aytahay aduun yada maalmo ookaliye oo hadana aya tahay ciyaar iyo qurux maal aduunyo iyo awlaad ladhalo sida ilaah quraanka noogasheegay marka qabri ayaa nasugayaa hawada shaay dhaanka iskadaa ee siirada nabiga s l c w midaa muhiim u ah umada uqor taasaa ajar iyo xanaad leh igana raali ahoow hii qoraalkayga wax qalad aad kuaragtit qeer ayaan kuu rajeenayaa
yaabka yaabkiis, sxb waxa iga su’aala gabarta aad la hadleeso xagee ku noshahay? war waa hore hadaa aragto ma iska firda baxee kkkkkkkkk???
la yaabey maxaa kala wadaa kkkkkkkkk iska orad ma fiicnee maxaa heysaa cml miii kaas waa cajiib xaalka aduunka waaye lamaane aaaaaaaaaah raaxo aaaaaaaah iyaaaaaaaaaah haddana galmo aaaaaaaaaah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaabkaas waa yaabkey waaba ka helaa hadalkaas oo kale ani khadar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
If English is ok, please, I want to learn the meaning of “Gabasha.” On 2-25-10, my mother spoke this name five times, after saying something very clearly in a different language. She was 2 days from her death; she was happy; but can anyone tell me what Gabasha means? She said Gabasha as she followed with her eyes on the ceiling; when her eyes came to the corner, she nodded her head as if to agree, and stated, “Gabasha,” with finality.
asc salaan kadib waxan la hadlayaa yarka smith la baxay waa hadad qof muslina tahay salaan kadib macanaha gabasha waa macno badan yahay sida>>dhuumasho/isgaabin/is qarin iyo kuwa kaloo badan saas iyo fahan wacan if you need transalation of english to somali i cant couse is too diffrent even the meaning and the sound of the word so im sorry may some one else can fix or explain it sorry again.
mida kale aaminaaay ina adeer weli kuma ilaawine kumee???? maad isoo jawaabto???? oo maxaa jira huuno??????????kkkkkkkkk jawab isii macan??
asc bacda salaan aaminaay walal adaan kuu washee maad wax ila qabato???
Aad ban usalamaya inanta noo soo gudbisay waa arin muhiima somalilada kuma dhaqanto wax kale ayay ka aminsanyihiin lakiin realy awesome
wana wax ku xidhan nolosha maado ilaahy xalaal inooga dhigy wa in lamanuhu isku raxaystaan waqti macaan wada qataan.
sxb kuather waa runtaa arintaas waana kuku raacsanahay in lamaanaha
ay siday doonaan u bashaali karaan laakin sxb gabdhaheena
bashaalka wxay moodeen geedka un in la galiyo welina may fahmine ohhhh!!!!!!!!!!
sxb kuather waa runtaa arintaas waana kuku raacsanahay in lamaanaha
ay siday doonaan u bashaali karaan laakin sxb gabdhaheena
bashaalka wxay moodeen geedka un in la galiyo welina may fahmine ohhhh!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Ukhti Masha allah wa muqaal aad u wanaagsan jusa’kallahu khayr
Masha allah agian ukhti Amina <3
AAMINAAY WAAD KU MAHADSANTAHAY MAQAALKAA QURUXDABADANEE SOO BADI………..
walaahi aniga hadal badan maqabo wayna mahadsanyihiin hablaha dadaalkaan badan sameyay si ay ugu sheegaan dadkooda wixi cilm ah ee kaqarsoon. lkn waxaan ku darsan lahaa marka aad wax baaraysaan xaga diintana wax ka bara tan ree galbeedka kaliya hanagu halaynina mahadsanidiin.