Niyahaw xaaskaaga ilamada qalbigeeda ka da’aysa ugu badal farxad

Mar 7th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka


Marka hore waxaan salamayaa dhamaan shaqaalaha iyo tafaftirka guud ee shabkada ladaneey .com oo aan aad iyo aad ugu mahad celinayaa kaalinta ay kaga jiraan in ay bulshada soomaaliyeed tusaan in ay ku noolaadaan nalal farxada iyo baraare ah waxan leeyahaya Alah ha idiin ku badalo ajar.

Qormadan waxan rabaa in aan kaga hadlo arimo badan oo aan dhihi karo amay bulshada ku xiran shabkadan wax korarsadaan. Gabar walba waa hooyo inanta halka sano jirta iyo ta 50 jirtaba waa hooyo. Waxaan ognahay in hooyadu tahay aasaaska nolasha. Kaalin walba oo nolashu ku xiran tahay way inaga dabooshay. Walina waxa ay sugayaan kaalintii ay raga ka filayaan.

Jacaylku waa cudur guurkuna waa caafimaad ayaa hore loo sheegay. Marka lugu jiro nolasha guurka qof walba waxa uu sawirtaa nolal isaga iyo qofka ay iscalmadeen u ogooni ah. Hadii ay sidii ay rabeena dhici waydo waxay noqotaa arin ayna ku farixin. Gaar ahaan haweenka soomaaliyeed oo intooda badan Rabi siiyay xishoodna ayaa mawjado kale duwan kala kyulma tahay murago.

Hooyadu waxay u bahan tahay in ninkeedu ka bogsiiyo ilmada ka daysa  qalbigeeda una badalo ilmo farxada iyo baraare ah. Ilmodana marka aan leeyahay waxa aan u jeedaa waa qodbadan hoos ku xusan.

1. xaaskaagu waxay u baahan tahay in hawsha guriga oo lala qabto.
2. xaaskaagu waxy u baahan tahay in loo sheekeeyo oo laga sheekaysiisayo.
3. xaaskaagu waxay u baahan tahay in loo sameeyo masaaj iyo duugo si ay u hilmaamto dhibkii iyo rafaadkii hawsha guriga.
4. xaaskaagu waxay u baahan tahay in marka ay soo qubaysato u marisid kereemka iyo saliida. Madaxan u duugtid (hadal fiican oo madaxeeda dejiay)
5. xaaskaagu waxay u baahan tahay in aad mararka aad suuqa ku maqan tahay u keentida hadyada haba yaraatee.

Hooyo iyo aabe nolalasha ka dhaxaysa waa mid ku dhisan raxmada iyo galgacal hase yeeshee labo qof oo isqaba ay sida ay rabaan ka dhigan karaan. Mararka qaar dumarku ma sheegtaan dareenkooda sidaa dartedd  waxa loo bahan yahay in ninku fahamo waxay tabanayso xaaskiisu.

Waxa jirta xili xaaskaagu aad kugu baahan tahay hadii aad ku guulaysato in aad baahideeda ka daboosho waxa si fudud aad u  dagaysaa qalbigeeda,  iyadoo wax walbana kuugu samraysa. Wakhtigaas waxa ka mid ah xiliga ay leedahay uurka oo aan dhihi karo waa xili ragu intooda  badan ayna waxa gargaar ah u tarin xaasaskooda iyaga waliba ay rabaan in ay ka helaan wax walba iyada. Taasina suurto gal maahin.
Waa xili xaasku u baahan tahay in loo daliigo ama loo masaajeeyo iyadoo dareemi karta naxariis iyo in ay leedahay xaaji dhib walba la qaybsada

waxa kale oo jira xiliga ay xaasku ku jirto dhiiga cadada oo dareeno daal badan, iska dhaaf in ay wax kuu qabto, waxay dhibaya hadalka aad leedahay. Rabina waxa uu ka dhaafay xaqii uu  ku lahaa  xilaas. Waa xili la rabo in loo naxariisto. Jirkeeda nafaqo ayuu u baahan yahay sida khudaarta.

Xiligaas waxa waajiba ah inaad u soo iibiso waxayaabaha ay u baahan tahay sida kuushkaa y isagaga celiyaan in dhiigu soo gaaro jirka qaybihiisa kale iyo kalsuumooyinka madoga ama kuwa guduudan oo lugu tiriyo in ay aad u asturaan.

Waa in aad inta aad gacanta qabto gayso tuusha u soo qubayso ka diban dhabtaada inta aad ku seexiso kereem u mariso adiga oo qoortana uga daliigay iyo caloosha. Waxaan hubaa in xaaskaagu ay kuu ducayn doonta mar walba.

Waxan ku soo koobayaa qoraalkayga qodaban hoos ku qoran oo hadii ay ku guulaystaan ninka iyo xaaskiisu ay helayaan raaxo iyo raxmad.
Qodobadan oo uu ku qoran buuga “Raaxada Guurka” ee uu qoray Sabriye Macallin Muuse.

Qodobada
1.Dhuuqmo si aayar ah la isugu daliigo bushimaha, iyada oo la isku xantaxanteynayo. Labada qof midkood bushimihiisa ayaa bushimaha kan kale marna si xoog ah u daliigaya marna si aayar ah, fooddooduna waxay mar qabataa foodda kuwa kale marna sii deysaa. Kolka qof bushimihiis kala qaadmaanba, qofka kale ayaa bushinta hoose uga nuuga sidii isaga oo malab dhuuqaya. Bushinta haweeneyda oo intay kululaato, barartaa, waxay ninkeeda ku dhalisaa inuu ilkihiisa si daldallayn yari ku jirto ugu salaaxo.

2.Dhuuqmada intay bushimaha ninku kala kacaan, kor ka toobaan bushimaha xaaskiisa (afkeeda oo dhami soo dhexgalo afkiisa), oo uu dabeeto sidaasi si wada jir ah ugu dhuuqo.

3.Waxa iyana jirta dhuuqmo ah in intay bushimaha ninku si adag u wada toobaan kuwa xaaskiisa, uu dabeeto carrabkiisa bidix iyo midig si fudud ugu salaaxo bushimeheeda, uguna gudbiyo afka hoose, kolka uu gudaha geliyana intay isku qabsato afkeeda uu carrabkiisa gudaha ugu sii riixo, dabeetana intuu bushimihiisa isku daboolo, ilkihiisu ay bushimeheeda u qanqaniinaan si fudud oo xanuun macaani ku dheehan yahay. Waxa kale oo laga yaabaa inay kulmaan labada carrab, isaga oo midba uu kan kale dhinaca ka curjinayo, amaba ruux waliba carrabkiisa kusii daayo gudaha afka kan kale, sidaasina ay labada carrab marna isu taabtaan marna u kala fogaadaan si istiin iyo kulayl aan la koobi karini ku jiraan.

Intaasi oo qura kuma kala duwana dhuuqmadu, balse waxa kale oo ay ku kala duwan tahay halka la dhuuqayo, ama la dhunkanayo. Ragga nin baa jira ku raaxaysta dhunkashada indhaha gacaladiisa, mid kale bushimihiisa ayuu si xantaxanta leh ugu salaaxaa dhegeheeda dacalladooda, dabeetana ugu soo hoobiyaa hoos iyo dhanka daanka, uguna gudbiyaa luqunta. Ragga waaya aragga ah qaarkood waxay yiraahdaan (dhunkashada luqunta hoosteeda ilaa dhanka bidixo waxay keentaa istiin aad u kulul). Qaar kale waxay qireen in bushimaha oo si fudud loo hoos mariyo luqunta haweeneydu ay ku dhaliso galiilyo jirkeeda oo dhan dhaqaajisa, sidii iyada ooy koronto khafiif ahi qabatay, kicisana dareen jinsiyeedkeeda.

Intaa dabadeed bushimuhu waxay u hoobtaan xaggaa iyo shafka iyo naasaha oo kamid ah meelaha ugu dareenka badan jirka haweeneyda, gaar ahaan ibaha naasaha.

Dhunkashada naasuhu waxay leedahay dhowr dariiqo:

- Bushimaha oo lagu xantaxanteeyo ibaha naasaha. Bushimuhu intay kala qaadmaan bay marna ibta qabtaan marna sii daayaan.

- Bushimaha oo inta lagu cantuugo oo lagu qabto xayndaabka naaska, markaasi carrabka ibta lagu cayaarsiiyo.

- Afka oo si toos ah ibta loogu nuugo.

- Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto.

Khadar  Cabdi
Email buraam85@hotmail.com
Ladaneey Magazine

Adiguna ka dhiibo rayigaaga!

Related posts:

  1. Sidan ayaad ula dhaqmaysaa xaaskaaga Waxa aan horey u soo qoray 10-ka qodob ee ay...
  2. Lamaane noocee ah ayaa guur farxad leh hela? pics from:christinewhelan.wordpress.com-Swans, which mate for life, could teach humans...
  3. 4-tan qodob ayaa abuuraya xidhiidh farxad leh Haweenay aqoon aad ah u leh cilmi nafsuga, khabiirna ku...
  4. Jiifka lamaanaha ayaa laga arkaa in ay farxad ku nool yihiin Maqaal ku soo baxay jariidada The Sun ayaa waxa shaaca...

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

8 comments
Leave a comment »

  1. sheeko xiiso badan oo waayo aragnimo leh ayaad noo faa.daysay…bal waxaan ku waydiinaya hadaad iga caawin karto…xaaskagu si kale ma iigu raaxayn kartaa? .badse carabka ma ugu salaaxi karaa xubinteeda taranka? intaasi ka sokow waxaan ku waydiinaya…gacanta ma laguu raaxayn kartaa xaaska badse iyadu makuugu raaxayn kartaa haddii uu dhib kale jiro oonay gudan karin hawsha adna aanad adkaysan karin malinkaasi? asw

  2. waa sheeko top ah tan waligay oo kale maan arkin waxan qoraaga leeyahay marka hore hambalayo marka xigta talo waayeel ayaad nasiisay hadii aanu nahay raga soomaaliyeed waa in cashirka aad noo soo qortay aan waxa ka barano waliba waxan ku leeyahay waxaad u soo qartay si cilmayaysan talo halka aad waxa ka bartay ayaa ah mid wax laga  barto aad iyo aad ayaan mar kale kuu leeyahay alaa salimak waxaan hubaa in haweenka soomaaliyeed inta aad soo qortay loo sameeyo waxay soo saari laahayeen awlaad leh tayo iyo aqaan waanad kugu mahadinaya

  3. ala wiilku mudanaa mudanaa macaanaa aboowe marka hore iga gudoon salaan sare oo aan halkan kuu soo marinayo waan la dhacay qormadan aad noo soo diyaarisay gaar ahaan sida aad raga ugu tilmaamtay xaqa ay dumarkoodu ku leeyihiin iyaga oo mudo badan  iska indho tiray waligay maan arkin nin soomaaliyeed oo leh xaaskaga wakhtiga ay ku jirto  caadada u daliig ama u maasjee waxaan maqli jiray iga oo ka ordayay sidi ay cudur qabto dhanka kale aboowe waxaad tahay nin waayo arag ah ragana waxbaad dheer tahay lakain xaaskaga ayaa ayaan leh hawshan halkaas ka sii wada iyo waanada aad raga siinayso shabkada ladaneey .com waxaa leeyahy ninkaas odayga ah la sameeya xiriir oo shabkada ku casuuma waxa ha ku qoree waad mahadsan tahay wallaalo .

  4. Sheekada  bilowgeeda waan u bogay  ba’aaaaaaaaaaaa waa maxay waxa uu gadaal ka soo tiriyay iq iq   waa dhaqamaday ka soo guuriyeen gaalada   waxaasuu gabdhihii iyo hooyooyinkii barayaa ninku waa faasuq  alaylahe  ee nag daa dhaqamadaa  waa dhaqan ibliiseede.

  5. Bacda salaan Hadiil, marka hore aad ayaan ugu faraxsanahay in aad rayigaaga ka dhiibato maqaalkan, ta labaad xaq ayaad u leedahay in aad fikirkaaga dhiibato.
    Qoraalka gadaal ku qoran waxa uu qoraagu ka soo xigtay buuga caanka ah ee la yiraa ” Raaxada Guurka”, ee uu qoray Sabriye Macallin Muuse.
    Sidaa darteed hadii aanu nahay maamulka shabakada waxa aan u aragnaa in maqaalkan loo soo gudbin karo akhirstaytayaasha. Mana aha mid meel kale laga soo guuriyay.
    Waxa kakle oo xusid mudan ciwaanka maqaalku leeayahay ee ujeedadiisu taay in ay haweenku u baahanyihiin in dhibka lala qaybsado. Dhibkana loogu bedalo raaxo iyo farxad.

    Mahadsanid

    Maamulka Ladaneey Magazine

  6. asc salaantaasi sharafeed ka bacdi……maqalkan uu wiilku qoray waa maqal wanaagsan waano talo waayeel iyo mid diiniyan ahba….waanad ka dhiiban kartaan fikradihiina lakiin waxaa qurux badan inaad isku faa.daysaan…somalidu waxay arinkaasi ka tidhi…qof wax ku siiya ma waydide  qof wax kuu sheega ma  heshid..siddaasi buu ku mahadsan yahay wiilka maqalkan qoray.

    Haddaba aan u jawaabo wiilka faalada ugu horaysa su,aalaha waydiiyay qoraaga maqalkan in kastoonan isagii ahayn, haddana waxaan rajaynaya inaan si diiniyan ah kaaga jawaabo.
    Alle subxaanahu wuxuu leeyahay (Nisaa’ukum Xarthun lakum Fa’tuu xarthakum annaa shi’tum) (Dumarkiinnu beer bay idiin yihiin ee beertiinna ugu taga qaabkii aad doontaan).
    Marka xaaskaaga sidii adiga iyo iyada raaxo idiinku jirto waad isugu tegi kartaan laakiin laba ayaa mamnuuc ah;
    1- in aad halka laga saxaroodo uga tagto.
    2- Caado iyada oo qabta ama Nifaas (dhiig dhalmo) in aad u tagto.

    intaas wixii kasoo hara, jug iyo jac iyo dhac wixii aad labadiinnu heshiis ku tihiin waa la samayn karaa.

    Wallaahu aclam.

  7. waaan idin salaamay aqyaarta……………aboow inankaasi su,aasha iga jaawaabay aad ayaan ugu mahad celinayaa…waan ku farxay waleee aboowe  sidda kale way fiican tahay in la iska faa,idaysto marbaan is idhi waad qaldanayn markaad su,aashan soo bandhigtay ee la iga jawaabi waayay…anaa isla xishooday…lakiin waxaad ii sheegtay sxb in la isku dhaamo…asc 

  8. asalamu calaykum waalal wiilkan waxan leeyahay good job balse walall runti wanadu san ma ahin tas walaga fiican yahay walall macanow ruunti  labada isqabo dharbay isku yihiin oo iyaga  astuurad isku ah walal gal gacal iyo jacal sas kuma imado in afka la iska dhuugo iyo wiixi lamida tasina wax aygaran la yihiin mahin oo ninkastaba uu garanaya bahiidisa  dumar kaliyana wax uuma bahno ee waxani waa waxa ka dhacayso labada isqabo .ha dumar wayxishood badan yihiin lakin ninkoda kama xishoodan oo manta ilahay aya isku asturay lakin wado kale ayeey kaga bahan yihin inad ka waniso walal lahaga muslinka taso adka soo sheegtay wax yar balse hadiyada waxad soo sheegtay inad uu hormarisid ma ahiin warunta oo way uu bahantay oo maray soo gadan karinba jirta lakin waa laga wanagsan yahay walal kay muslinka ahow . su,aal ma diini ahaanbay ka tahay wanadani mise sikale? walal waxakaga jawabaya su..ashada lamanaha guurka farxada leh heela waa kuwa
    1,Aalle oo laga  cabsada
    2 Aalle darti isku amiina is adeeca isku naxariista hadal wanagsan isku idhahdan
    3,ninku waa inu nagtisa uu naxarista oo marxalad walboy ku jirto uu ogada iyaduna waa inay ixtiran gobadiyo galgacyl siisa
    4,nagtu waa inay ninkeeda ka amarqadata oo  hadi uu abeehed sakaradayo iska daye haday naftu kabaxayso uu dhoho mabixi kartid ay ogalata amarkiisa waxanan huba nagti ninkeeda adeecdo oo farxad galiso inay janada galayso
    5,reerku wuxu ku dhisma labada walide wanagsan iyo iyago ku dhaqma siday diintu tidhi ilhay(swt) ayaa qurankisa nagu fahfahiya noolashayada oo dhan ninki dintu saytiri raco unba heelaya raxada aduunka iyo macankisa  nina makenikaro nagna makeeni karto sas ayeey ku heelayan farxad lamanaha isqabo ilahayna wacan ka baryayna inu jidka tosan ee nabiga yaga(csw)namariyo ilhay hanoo danbi dhafo wixi gaf ee afkayaga ka soo baxay wixi khayrana hanoo laba labo amiin aminn asc
     

Leave Comment


Ad