Xil ma yaqaan ayaa khiyaama xaaskiisa

Mar 10th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

pics from: nation.co.ke

Sida ay caadadu tahay ayaa had iyo jeer waxa sariir dhaafka loo arkaa in caqliga caafimaadka qabaa diidayo. Walibana waa mid loo arko doqonimo (dabaalnimo). Hadaba waxa haboon in aad ogaatid in xaajigaagu yahay mid caqligiisu (IQ) badan yahay sababtuna tahay in sariir dhaafka lagu xiriirinayo caqli yaraan.

Waxa arintan aaminsan aqoonyahan bartay cilminafsiga oo la yiraa Satoshi Kanazawa oo ka hawl gala Lonod School of Economics and Political Science. Satoshi ayaa waxa uu uu ku doodayaa in caqli dheeraad ah uu leeyhay ninka xaaskiisa aan khiyaamin. Taasoo uu sabab uga sii dhigay in ragu dabiiciyan ku dhashaan in ay raadiyaan dumar badan.

Waxa kale oo khabiirku leeyahay raga caqliga badani ma aha kuwo ku dhegan dhaqank iyo fikradaha gaboobvay.
source:Daily Mail

Adiguna ka dhiibo rayigaaga!

Related posts:

  1. Lamaane noocee ah ayaa guur farxad leh hela? pics from:christinewhelan.wordpress.com-Swans, which mate for life, could teach humans...
  2. 4-tan qodob ayaa abuuraya xidhiidh farxad leh Haweenay aqoon aad ah u leh cilmi nafsuga, khabiirna ku...
  3. Angelo Pericolo oo dib u helay faraantiyadii xaaskiisa Waxa mucjiso noqotay in nin la yiraa Angelo Pericolo, 78...
  4. Gabadhii aan caashaqay ayaa igula talisay in aan bil seexdo si aan uga dawoobo jacaylkeeda Nin madax ka ah shirkad soo saarta qalabka Kumbuyuutarada oo...

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

Leave Comment


Ad