Maxaad ka taqaanaa Iman?

Mar 23rd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Maaweelada

pics from: bet.com

Imaan Abdulmajid waxay ku dhalatay magalaada Muqdishu taariikhdu markay ahayd 25-July-1955.  Imaan waa gabadha Maryam |yo Maxamed Cabdimajiid, abaheed Maxamed Cabdimajiid waxaa uu ahaan jiray Ddanjiraha Somaliya u fadhiya boqortooyada Sacuudi Carabiya

Imaan waxaa ladhashay laba wiil oo kale ah Ilyaas iyo Faysal iyo Gabadh la yirahdo Naadiya
Imaan waxay Dugsiga sare ku dhamaysay Egypt ama Masar. Kadib markay dhamaysay waxay u guurtay magaalada madaxda Kenya ee Nairobi. Waxay ka gashay magaalada jaamada Nairobi University waxayna ka baranaysay political science .

Imaan waa muslim, waxayna ku hadashaa shan luuqadood oo kala ah (Arabic, English, French, Italian, Iyo weliba afka hooyo ee soomaligaj
Imaan markay dhamaysatay Jaamacadeeda waxay bilawday inay u jeenato dhanka modelistaha Ama xayaysiinta dharka fashionka ah.
Bandhigeeda ugu horeyey ee xayaysiinta modeliska wuxuu ahaa Vogue ee sanadka 1976, waxayna ku guulaysatay Magazine covers,  waxayna noqotay Super Mode.

Imaan waxay Xiisaysaa Mmodelistayaasha aduunka ama fashionistayasha aduunka sida Gianni Versace, Calvin Klein, Donna Karan, and Yves Saint-Laurent.
Imaan 14 sano markay ku jirtay Fashionka waxay heshay fursado badan oo Photographers.

Imaan markay jirtay Sideed iyo Toban sano waxaa guursaday wiil Soomaaliyeed aad bayna u jecleed, nasiib daro way kala tageen muddo Sanado yar kadib. Waxay u guurtay America waxayna is ka heleen ninka caanak ah ee Basketbalka dalka Mareykanka Ciyaara ee Spencer Haywood sanadka markuu ahaa 1976.  Ninksaas  waxa ay u dhashay gabadh la gu magacaaboo Zulekha, laba sano kadib guurkooda. Spencer  waxayna is qabeen muddo badan oo ah 11 sano kadib way kala tageen.  Mudo badan kabid waxay is heleen fananka caanka ah ee reer England David Bowie sanadku markuu ahaa 1992 , waxayna u dhashay Alexandria Zahra “Lexi” Jones, oo dhalatay August 15, 2000.

Imaan waxay kaloy haysataa gabadh uu dhalay ninkeeda oo layirahdo Duncan Jones..
Imaan Maxamed Cabdimajiid waxay dagan tahay iyada iyo Familygeeda Manhattan Iyo London
Imaan oo keliya ma aha gabadhaha  Model-ka Ama xayasiiska sameeya ee somaliyeed ee wax jira gabadho badan oo kale  oo iyaguna xayasiiska sameeya in kasta oo y Imaan aheyd gabadhii ugu horreysay ee somali ah oo sameysa model sii weyna dunidan looga yaqaano.
source: jilaa.com

Adiguna ka dhiibo rayigaaga!

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

2 comments
Leave a comment »

  1. Asalaamu calaykum

    Bismilaah

    acudu bilahi min shaytani rajiim..

    Horta,horta iman  kuma  faneyno wa somaliyaad only  somaliyaad  aan dhaqankeegi diinteedi heysan oo is  qawineysa  maxay  no dareysa  ku faan kega somalinimo see foto model ka  ay  tahay  maxu sinaya qiyamahega  qamiya dad lagacley ah oo manta   xoog madow ka galay  taasana iyadana u dhanbeyneysa illahay  waxan ka  baryaya inu xaqa tuuso  gabadhtan ku mashkulsan aduunyo iyo lacag magaac.Tan labaad  qofkan qorey   takhirta  imaan,, markan su’aal ku waydiyo sida lo maro  foto model miyad  taqan? ilen   si  fuduud foto model kuma noqoneyso  sidan maqley raagka ku sawirayo wa inaad  qancisa etc dhaaf   model aad noqoneyse shaqo  caadi ah adigo rabo  raagka kaar ku odhanayan haye  cawa wan ku raba hadi aad rabto shaqada wanagsan etc marka.. waxan la talinaya  gabadhaha  webkan l;eh  wax khayr le  so galiya  oo iska dhafa waxan aduunkina  khayr idinku jirin inaad  so qortan kuna  fanta dumar  ka  tagey dhaqankoogi diintoda  maxay kaga taal ku faan  muslim ban ahay iyo somaliyed diinta  hadi aan lagu dhaqmeyniin nasahega aya banaanka yala dhaar ma  xidhna  sawiro aan ka arkey u cowradeda ayeey  gacmaha ku  heysada sspp aad ban uga naxay wana ka caroday Illahay  haso  hadeyo aduunkan waxa  qabo  dave booy  so waxan maqley inay diinti ka baxday lakin walah aclam ma  ogi aniga wa sidan dadka ka maqlo…So naag aan diinteda iyo dhaqankega  heysan anigu kuma fanayo markan arko dhaar  qawan oo damiir kagu ku sineyniin iyaod ku sawiran macal waris  iyo kuwo kale walahi wan subxanalaysda.. Imaan waxay  xayeeysiin jirtey  oo aan ka arkey  tv  khamri so ma  taasaad  ku fanaysan maxad ka tagan wa somaliyed blabla  subxan aallaaah walciyatu bilaah….

     please  gabadhaha  webkan wax khayr qabo so galiya  webkina idiin odhan laha!

  2. waa yaab  mana  yara,,,  waxaa  iigu  daran  wax  kalaba  yeelkoode  iimaan w aa  muslim!!!!!!!!!!  oo  ineey  muslim  tahay  kamaba  muuqatee  am  adaa  u  mar qaati  kacaya!!!!!!!islaamnimadu se  waa  maxay……
    islaamnimadu  waa  u  hogaansanka  alle,,  ee  mahan  u  hogaansanka  gaalada……….
    dadka  ha  waalina……naagtaan  qumayada  u  eg oo  meesha  aad  soo  saarteena  ka  qaada  yaan  la  idinla  yaabine  yahuuuuu!!
    acuudu minak wa anta minak!!  naagtuse  caruur   gaalo  ah  dhal  badanaa belo kula  tagtay dheh!!!!!

Leave Comment


Ad