Dhaawacyada ka dhasha raaxada sariirta

May 31st, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

pics from: dipity.com

Waxa ay u eegtahay in wadanka England ay xaraarada raaxada sariirtu aad u badan tahay. Taas oo keenta dhaawacyo kala duwan oo ka soo gaadha lamaanaha hawsha u gaarka ah ku guda jira. Hadba arintan ayaa waxa baadhitaan ka soo sameeyay Phonepiggybank.com si loo ogaado dhaawaca soo gaadha lamaanaha marka ay raaxaysanayaan oo xaraaradoodu meel sare marayso iyo sida ay u dhacaan.

Baadhitaan ka dhacay wadanka England oo waraysi laga qaaday 1000 qof ayaa waxa la waydiiyay noocyada galmada iyo dhaawacyada ka soo gaadha marka ay raaxaysanayaan. Baadhitaanka ayaa waxa lagu ogaaday in sanad walba boqolaal kun dhaawac ka soo gaadho xiliga ay raaxaysanayaan.

Hal kamid ah seddexdii qofba mid ayaa waxa ka soo gaadho dhaawac marka uu raaxaysanayo, laakiin waxa ay ogaadaan ama dareemaan dhaawaca maalinta dambe ee xaaladu degan tahay. Waliba dhaawaca ayaa qaar waxa uu gaarsiiyaa in ay maalinta dambe aadin shaqada oo ay guriga joogaan.

Hadaba meesha ugu khatarsan ee lagu sameeyo raaxada guurka ayaa ah kursiga qolka fadhiga, halkaas oo ah meesha dhaawaca ugu badani ka dhaco. Ilaa 10% ayaa ayaguna ka dhaca sariiraha marka ay ku jiraan xiliga jacaylku marayo meesha ugu saraysa.

Baadhitaanka ayaa waxa ka mid ahaa in la waydiiyay dadkii la waraysanayay alaabata ku jajabta xiliga la raaxaysanayo.
Alaabta u badan jajabka ayaa ah dhalooyinka wax laga cabo ee u dhow meesha ay ka dhacayso raaxada guurku. Laakiin ta sida caadiga jabtaa waa sariirta oo ah meesha jacaylku salka dhigo.
Afhayeen u hadlayay phonepiggybank.com ayaa waxa uu ku taliyay in ay haboon tahay in wadada laga sii faaruqiyo alaabta ku jajabi karta xiliga galmada, taas oo u keeni karta lamaanayaasha dhaawac.

Dhaawacyada kala duwan ee soo gaadha lamaanayaasha ayaa ah:
1. Muruq dhaawacma
2. Dhabar xanuun
3. Diirka oo ku xoqma ka dibna noqda sidii mid gubta.
4. Qoor xanuun
5. Jug ka soo gaarta jilbaha

Saynab Adan Ali
Djabouti
Ladaneey Magazine

Taxadira marka dambe ee aad jacaylka jilaysaan!
Ka dhiibo rayigaaga!

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

6 comments
Leave a comment »

  1. raaxo iga dhex kkkkkkkkkkkkkk kolay ani hada kahor jilbaha ayaa i xoqmay
    sababtuna waa meesha aan kula baashalayay gacalisadeeda oo mutuleel
    aheed ama meel dhalo ah kkkkkkkkkkkkkkkk adinkana soo gaaya bal????

  2. raaxo iga dhex kkkkkkkkkkkkkk kolay ani hada kahor jilbaha ayaa i xoqmay
    sababtuna waa meesha aan kula baashalayay gacalisadeeda oo mutuleel
    aheed ama meel dhalo ah kkkkkkkkkkkkkkkk adinkana soo gaaya bal????

    laakin ani waxan qabaa gabdheheena raaxo sidaas camal gaarsiisa mayaqanaan kkkkkkk waxay ku dheheesaa adoo meeshii uku macaaneed maraayo ika bixi aboowe ama war guriga kuleel badnaa ama kaneeco badna iyo waxyaalo kale oo badan kkkkkkkkk marka gabdheheena %70 waa laka badshaa casharadaas lakiin dhib male ankaa rag ah oo u raaxeeneena oona bareena sida loo cayaaro iyo sida loo dhandhansho macaanka ugu badan bye?

  3. raaxo iga dhehh   kkkkkkkkkkkkkk kolay ani hada kahor jilbaha ayaa i xoqmay
    sababtuna waa meesha aan kula baashalayay gacalisadeeda oo mutuleel
    aheed ama meel dhalo ah kkkkkkkkkkkkkkkk adinkana soo daaya bal????

    lakin runtii gabdheheena aad iyo aad ayaa looga badshaa dhanka raaxada amba sariirta lakin dhib rageena ayaa dhaama oo ninkastaa naagtiisa waa inuu baraa macaantiisa raaxada dhabta ah ee sariirta oo uusan 2 daqiiqo kubood ka dago sameen waxa la rabaa xaaskaaga inaad ugu yaraan halka game 7 qaab u isticmaashid halka aad hal qaab isticmali laheed anyway gabdhaha wax bara noloshana waa intaas un aduunkan waxa kale waa iska madadaalo lakin waxa la taaban karo ee muhiin ah waa inaad qancisaa gabadhaada bye jawaab wacan??????????????????????????????

    laakin ani waxan qabaa gabdheheena raaxo sidaas camal gaarsiisa mayaqanaan kkkkkkk waxay ku dheheesaa adoo meeshii uku macaaneed maraayo ika bixi aboowe ama war guriga kuleel badnaa ama kaneeco badna iyo waxyaalo kale oo badan kkkkkkkkk marka gabdheheena %70 waa laka badshaa casharadaas lakiin dhib male ankaa rag ah oo u raaxeeneena oona bareena sida loo cayaaro iyo sida loo dhandhansho macaanka ugu badan bye?

  4. horta raaxada intaa leeg ee lugaha io jilbuhu ku xoodhayaan lammaanaha raaxeysanaya soomaalidu intee in leeg ayey ka yaqaanaan ta kale raaxo lama odhan karo waayo xanuun ayaaba ka abuurmaya sidee raaxo loogu sheegi karaa waxa aan qabaa shaqsiyan in maqaalkani aanu soomaalida inteeda badan khusayn. 

  5. aniga waxaan u arkaa inay dhaawacyadanii oo dhami dhacaan waxaanay ku xidhantahay jacaylka ay isu qabaan lamaanaha raxaysanayaa iyop sida ay u gaadhaan dareenka oo ah ka ka danbeeya rafashada iyo isla laban legdoodka waxaa kale oo ka qayb qaata mudada ay socodo hawshu oo ku xidhan ragga iyo sida ay ugu raagaan hawsha makala laha somli iyo qayrkii laakiin waa qayb ilaah qofwalba uu in ka siiyo

  6. asc
    waan idin salaami salaan diiran kadib  anu waxaan ahay  gabadh foolxun oo hadan suni aha kadib waan waayay wax iguursada iyo wax wax igu faliba  hadaad  iguursan waydaan waxaan ugali quruumakale  sida inaan guursado eey  saas darteed waxaan ku raynlahaa wiil soomaaliyeed  oon uduceeyo  oo wax igu fali  fadlan   kii wax islahaya               ha ila soo xidhiidho
    Guurdoon

Leave Comment


Ad