Noocyada shumiska

Mar 4th, 2011 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

picsfrom:clker.com

Afka ayaa lagu tilmaamaa qeybta labaad ee raaxada marka laga soo tago xubnaha taranka labada lamaane. Waxaana xusid mudan in dhunkashada ay dhowr nooc kala leedahay oo mid waliba ay wadato heer kul u gaar ah.

Dhunkashada Dheer (Dhuuqmada) waa mida afka dhan uu ka qeyb galo, bishamaha carabka, ilkaha iyadoo qoor gilin ay ku jirto. Waxa la xaqiijiyay in ragga %70 iyo %62 oo haweenka ah ay jecel yihiin noocaan.

Dhunkashada carabka waa midda madax ilaa labada cagood gaarta.

Dhunkasha Isha waxaa ku jira ixtiraam iyo cishqi sidoo kale dhunkashada baarka indhaha waxaa jecel haweenka 40%, ragga ayaa iyana 60% ka hela dhunakashada dhagta.

Dhukanshgada balanta waa dhunkashada naaska waxaana jecel ragga 75% halka haweenkuna 94% jecel yihiin.

Dhunkashada Sanka waxaa jecel 90% haweenka halka 55%, ragguna ay jecel yihiin.

Dhunakashada kadiska qof oo aan ku ogeyn oo aad dhukansho ku xado ayaa heer kulkeeda waxa uu yahay 10 darajo.

Dhunkashada caadifada leh heer kulkeeda waa 20 darajo.

source: xogsheeg.com

Adiguna ka dhiibo rayigaaga.
Halkna hoose waxa ka furan meesha aad ku soo qori kartid rayigaaga.

No related posts.

Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.

Tags:

2 comments
Leave a comment »

  1. LADANEY WAX BADAN AYAAD BARTEEN GABDHAH SOOMAALIYEED EE SII WADA SI AY RAGOODA U QANCIYAAN .
    IYAGANA UGU RAAXEESTAAN GABARNIMADOODA.IYAGA OO XISHOODKANA DHOWRAYA KKKK RAGANA CIRKA KUQALANAYA

  2. dumarka boqolkiiba 95 ayaa qanci ragooda eeladaneey sidaan iyo si ka wanaagsan ku sii wada

Leave Comment


Ad