contact us
Ku soo dhowoow shabakada Ladaneey!
Hadii aad hayso su’aalo ku saabsan shabakada waad na soo waydiin kartaa, anagunga diyaar ayaan u nahay in aan kaaga soo jawaabno. Hadii aad doonayso in aad ka mid noqoto qorayaasha shabakada Ladaneey waxa aan kugu soo dhowaynaynaa gacmo furan.
Qofka raba in uu ka mid noqdo qorayaasha shabakada waa in uu ogolaado shuruudaha ay shabakadu leedahay.
Kuwaas oo ah:
1 – Waa in magacaaga iyo mail-kaagu sax yihiin kuna xusan yihiin maqaalka aad noo soo diraysid.
2 – Maqaalku waa in uu ahaadaa mid aad adigu leedahay. Hadii kalena waa in aad sheegtaa meesha aad ka soo xigatay.
3 – Maqaalkaagu waa in ay ka reeban tahay waxii dhib u keenaya dad, dal iyo diinba.
4 – Maqaalkaagu waa in uu ahaadaa mid ku saabsan mowduucyada ku soo baxa shabakda Ladaneey, sida arimaha bulshada, xaragada, quruxda, jacaylka iyo kuwa kale ee ku xusan shabakada.
Ka soo xigashada Ladaneey:
Shabakada Ladaneey waxa ay la mid tahay shabakada kale ee internet-ka. Sidaa darteed hadii aad rabtid in aad maqaalo qortid oo ka soo xigato Ladaneey waan kuu ogolnahay.
Laakiin waa in aad ka tagin shuruudahan:
1 – in aad sheegtid meesha aad ka soo xigatay oo ah shabakada Ladaneey.
2 – in aad xustid qoraaga iska leh maqaalka.
Mahadsanidin
Hadaba waxa aad nagala soo xidhiidhi kartaan
ciwaanka email-kan ama mobile-ka hoos ku qoran.
Mobile: +46-76-0997310


