Hambalyo: Labada aroos ee Cawaale iyo Filsan – Cadnaan iyo Nasra
| Mudane: Cawaale X.Ahmed Kaahin iyo Marwadiisa Filsan cabdi muhumed Mudane: Cadnaan X.Ahmad Kaahin iyo marwadiisa Nasra Ibaahim Siciid |
||
|
labo aroos oo nuucooda ah kuwii ugu wanaagsanaa oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa ka dhacay labo habeen oo isku xiga magaalada boorama gaar ahaan hotelka wayn ee” Rays-Hotel
Runahaantii waa la arki jiray in dad saaxiibo ah ama dano-gaar ah lihi ay mar wada aroosaan isla habeen kaliya farsamadaasi oo loo yaqaan (AROOS WADAREED)…badse waxaa soo kordhay in labo wiil oo walaalo ihi ay mar wada aroosaan walaatinimo iyo is jacayl ay isku qabaan aawadiis… hadaanu nahay dadwaynaha sharafta leh waxaanu hanbaliyo iyo bogaadin u diraynaa hadaanu nahay ehelka afartan qof oonan halkan lagu soo koobi karin waxaan hanbaliyo iyo rayn-rayn u diraynaa labada mudane iyo labada marwo. hadaanu nahay (asxaabta) afartan qof ee is doortay waxaanu hanbaliyo iyo bogaadin u diraynaa DHAMAAN DHALINYARADA REER SOOMALILAND GAAR AHAAN
REER AWDAL WAXAY HANBALIYO IYO BOGAADIN U DIRAYAAN
AROOSKA MUDANAYAASHA !!!
AMIIN REERKIINU REER KHAYR LEH !!
|
||
Dhamaan maamulka iyo saxafiyiinta shabakada hablaha ee Ladaneey waxa ay hambalyo khaas ah u dirayaan lamaanayaasha arooska galay. Waxa aan idin leenahay noqda kuwii liibaanee, ladnaan kuwaara.
Ldaneey Magazine





