Posts Tagged ‘ Jacaylka ’

Jacyl u sabir ama ka sabir

Sep 4th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Lamaane calafku isa siiyay ayay qisadani ka hadlaysa, waa wiil waxbarasho u banbaxay iyo gabadh shaqo iyo axdiga jacaylka isku [...]



Farsama yaqaanka oo ay haweenku ka jecel yihiin quruxlowga

Sep 1st, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Marka uu qof ka helo qof kale ayaa waxa meesha ka maqnayn in ay jiraan sababo keenay ka helitaankaas kuwaas [...]



Sida aan ugu lisay iigumay hambayn

Aug 26th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Sheekadan ayaa waxa ay dhex martay lamaane soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Cali iyo Tufaax, Cali ayaa ka waramaya sida [...]



Iska xayir qofka aad ku dhibsatay internet-ka – sida Facebook-ga

Aug 24th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Hadii aad dhibsataty sayigaagii hore in aad markasta ku aragtid internet-ka, marwalbana xusuusatid marka uu kaaga soo baxo ayaa hada [...]



Hadii aad astaamahan ku aragto way ku Jeceshay

Aug 23rd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Ilaahay ayaa lamaane kasta oo muslim ah dhex dhigay jacayl iyo naxariis. Hadaba sida laga dharagsanyahay, jacaylku waa rabitaan ku [...]



Sedexdan arimood ayaa lamaanaha isu soo dhaweeya

Aug 22nd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Hore ayaa waxa ay soomaalidu ugu maahmaahday “Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way is qaniinaan” taas oo [...]



Maxay tahay sababta ay dumarku u yiraahdaan ragga i fur?

Aug 17th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Adduunkaani aanu ku nool-nahay Alle wuxuu ugu talla galay lab iyo dhidig oo lamaane ah, iyadoo lamaanahaasi ay qeyb ka [...]



Is caro celinta lamaanaha waa lafdhabarta qoyska

Aug 8th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Waxaa jiray labo lamaane oo ku wada noolaa nolol aad u xiiso iyo jacayl badan oo aan dhamaanin xiisaheedu taasi [...]



5 arimood ha kudhihin lamaanahaaga

Aug 5th, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Hore ayay soomaalidu u tiri, “nin iyo naag colna maaha nabadna maaha”  taas oo aan u soo kordhinayn qoyska wax [...]



Dooda jacaylka

Aug 2nd, 2010 | By Ladaneey Magazine | Category: Featured, Jacaylka

Maadaama ay jiraan akhristayaal badan oo ku xiriirsan Ladaneey, joogana meelo kala duwan oo caalamka ka mid ah ayaa waxa [...]